waa xafaldii ciyaarah kubada cagta ee 18 may oo ay isku wajeheen lix
iyo toban kooxood maanta oo ay taariikhdu tahay 14705/11 Oslo Norway
waaana soo qaban qaabisay oo kharashka bixisay dahabshiil norway
Oslo, Norway (TNN)-Maanta
oo taariikhdu Ay Tahay 14/05/2011 Waxa Magaala Madaxada Dalka Norway
ee O slo ka dhacay Xus Iyo Xaflad balaadhan.Oo Ay Kamid tahay
Ciyaarta Kubada Cagta oo ay soo Qaban qaabi say Shirkada Dahabshiil
Norway.Bal hadaba Saaka Sobaxnimadii markay Ahayd saacadu 11.00 Am
ayaa w axa Isugu Yimi garoon Caalamiya Oo Ku yaala Xaafada Tuyen Ee
magalada Oslo.Lix Iyo Toban Tea ms Oo ka kala Yimi Dhamaanba dalka
Norway Gobaldiisa Iyo Dagmooyinkiisa.halkaas oo Ay Joogeen Qaban
qaabiyay aal Iyo Macalimiin Khibrad U Leh Maamulka Kubada cagta Iyo
MasuuliyiiinUu Kamid Yahay Safiirka Somalila nd U Fadhiya
Norway Pro.Maxamed Aden Liilan.Iyo Masuuliyiin Kasocday Shirkada
Dahabshiil Oo Uu Kamid Yahay Gudoomiyaha Dahabshiil Norway Axmed
Cawad Ismail Iyo Cabdi Yusuf Xaashi.Hadaba Waxa Kooxan Kakoobnaa Lix
Iyo Tobanka Waxa Faanala Isugu Soo Baxay Kooxda Dahabshiil Norway
Iyo Kooxda Tawfiiq Masjid.Ciyaartan Oo Ahayd Mid Aad U xarafad Iyo
Wanaagbadan Oo Ku Dhamaatay jawi dagan Iyo nabda Oo Guushiina Ay Ku
Raacday Dahabshiil Norway Oo Ku Badisay Hal Iyo ibir 1-0 Gooalkan Oo
Dhashay Daqiiq adihii Ugu Dambeeyay oo Uu Simacaan Oo Layaableh
Loona Bogay Ugu Laaday Wiil Dhalinyaro Ah oo U Dha shay Dalka
Kurdish Ciraaqi Oo Magaciisa layidhaahdo Asaad Bal hadab Halkan
Kadaawo Sawiradii Oo Dhan.Iyo Masuuliyiintii halkaasi Joogay.
Waxa Kamid Ahaa
Aqoonyahan Siciid xaji cali Siciid Oo kayimi Dalka Noraway.halkaas
Oo Ay Ka Dhacaday Qudbado Iyo Farxad Ku wajahan Maalinta Qaranimda
Somaliland Ee Loo Qabtay Koobkan Waxa Ugu Horayn tiiba halkaasi Ka
Qudbadeeyay Safiirka Somaliland U Fadhiya Maxamed Aden Liilan.waxa
Isna halkaasi Ka h adlay Gudoomiyaha Dahabshiil Norway Axmed
Cawad.waxa kaloo Halaaksi Kahadalay Abwaan Sidiiq Sh far ax
gabaar.Waxa kamid Ahaa Masuuliyiinta kale Qaban Qaabiyayaashii
Ciyaaraha sida Xassan waraabe Ca de.Axmed cali madar.Kuuriya Siciid
caarshe oo ka Socday qaran.C/Risaaq Shaash.Mire Waxa Kamid Ahaa
Martida Oday Tarabi.Hadaba Waxa Dhamaanba Ay Ku Soo gaba gabawday
Ciyaarahna Iyo Farxadan Loogu Tala Galay Maalinta Qaranimada
Somaliland.Farxad Iyo ray rayn Xasilooni Iyo Jawi Qurux
badan.Guushiina Waxay halkaasi Ku Raacday Kooxdii U cayaaraysay
Dahabshiil Norway Iyadoo Koobakna La Bixin Doono Maalinta Jimacha
Soo Socda oo Ay Dhicdoonto Xafladii Iyo Dabaal dagii qaranimda
Somaliland Loogu Tala galay.Insha Allahu Bidmilaahi tacaala waxaanu
Ku Raja waynahay Inaa Qaybaha Koob BIxinta Iyo xaflada dabaadaga Aan
Idiin Soo Gudbin Doono Maalinta Jimcaha Soo Socda Ee Bishani Ay
tahay
20 Hadii Ilahay Ogalaado bi idmilaahi tacaala.
By Abw:Sidiiq Sh farax Gabaar
Iyo Siciid xaji cali Siciid
Oslo Norway
Gaashaan_1986@hotmail.com
|