Mustashaar Ahmed Hassan Arwo "Waa Taxanihii Talo, Tilmaan , Tusaale iyo Toosin - 15"

 


Qalad iyo dambi isku mid ma aha, dhaliil iyo cay iyana isku mid ma aha. Warbaahinta dhammaan waan ixtiraamaa waxayna hayaan waajib qaran, dhammaan waan u wado diraa, qaar daabaca iyo qaar kaleba, waanan kala bartay. Mahad iyo qadarin ayaan u haya inta sida joogtada ah u daabacda.

Xildhibaanada waxa ay yihiin birta dheer ee afarta taayir ee baabuurka isku xidha, loo gama baahan inay daasad madhan iyo shuguxshugux suuqa garaacaan. Waxay leeyih iin awood sharci ooy xukuumadda kula xisaabtamaan kuna toosiyaan. Cay madhan iyo aflagaado qaawan kan yidhina waa u dambi kan lagu durayna waxba yeelimeyso, ee d anta guud ma u toosnaa, qaladka si ladifan meysagu sheegnaa..waxii dambi ahna sha rciga iyo nidaamka ma ku toosinaa. Dambi iyo qalad kala fog.Inan yar oon awoow u ah ay ayaan suuqa u kaxeeyey usha yar ee sharaabka lagu cabo ayaan gacanta kaga dh uftay, waxuu yidhi It is not fair...I done nothing wrong..Ma aha cadaalad, waxba maan sameyn..daawo tafaasiisha oo ka bogo ...