Waa Hees Cusub Oo Waxa Loo Sameeyay lamaanaha

 


        

        Codkii:  Caydiid Y. Tuhume                  Abwaan :Sidiiq Sh farax Gabaar



Waa Hees Cusub Oo Waxa Loo Sameeyay lamaanaha Maxamed Axmed Yusuf Iyo Marwadiisa Laki C/Raxaam Cumar ,Oo Ku Nool dalkan Norway. Waa Erayadii Iyo Xigmadii Abwaan Sidiiq Sh Farax Gab aar.

Waa Codkii Iyo Laxankii Alfanaan Caydiid Y Tuhume.Musiga Iyo Isku Duba Ridku Waa fanaankii Caan ka Ahaa C/Rashiid Cali Xamari Waa Soo Saaristii Xamari Studio Oslo Norway.


 

 

 

 

 

By AbW Sidiiq Sh farax Gabaar
Oslo Norway
gaashaan_1986@hotmail.com