Vote for me because I´m loaded up with Dollars

Bilahan Somaliland waxay la ciirciiraysaa siyaasiyiin aan weli
socod-baran oo aan lahayn mab da cad, qorshe iyo aragti dheer oo ay
dalka iyo dadka wakhtiga xun kaga saari karaan.
Dollarka
jeeb kooda ka soo daadanaaya ayay ugu talo galeen inay
ku iibsadaan kursiga
madax weynaha Somaliland. Hargeysa iyo
Burco Dollar ka sida daadka u socda waxaa ka dhergey Ma
lleeshiyo-Beeleedyo, Dayday, Koofiyad- Bacle, Faarax-Bacoole,
Khamiisle, Qabqable iyo kuwa kale ee la yidhaahdo Prof, Dr iyo Eng
oo shahaadada PhD ku haysta sida loo cuno siyaasiyiinta hanka iyo
damaca xun, madaxana ka ah Qalfoof iyo Madhalays.
Illaahay ayaa dadkiisa kala irsaaqaaya. Boqoro, Suldaano, Cuqaal ay
ka mid yihiin Ina-Cabdiqa adir, Raabbi iyo
Buurmadow oo Siilaanyo
ilaa 2010
ku ag bakhtiyay ,ayaa ducaddii laga aqbla y. Cadowgoodii
koowaad ayaa af-kiisa Alle ka keenay xusbiyada cusub ha la furto.
Xisaabtaba Siilaanyo kuma darsan xusbiyada cusubi waxay noqonayaan
mashiin Dollarka u daabaca Af-mi inshaarada. Sayladda xoolaha ee
Burco siday bisha Carafada mashquul u tahay ayaa suuqa x usbiyada
cusub lagu dillaalaa xaami u yahay.
Anigu, intaanay Islaantu
Bacda-Madow
albaabka ii digin, waxaan la soo baxayaa
Taygii, Shaad
hkii Cadaa iyo Suudhkii Madoobaa
ee iga yaraaday oo waxaan u shaqo tegayaa xayaysiiska iy o iidhehda
Jamal Ali Hussien ?
i-arkaay, i-maqlaay, i-bartaay waxaan
ahay aqoonyahan u sha qeeya
Citi Bank?.
A fool and his money are
soon parted.
Ahmed Jama Hure
Ahmedsoleman@tiscali.co.uk
London |
|