Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA oo Camba areeyey Xadhiga Gudoomiyaha Haatuf
 

Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA waxa uu cambaaraynayaa falka anshax xum ada ah ee markii-labaad uu kula kacay garsoore Asad Nuur Cilmi Gudoomiyaha Warg eyska Haatuf Yusuf Cabdi Gaboobe. Oo maanta 6/14/14 abaaro 11:40 barqonimo xa bsiga ugu taxaabay gudoomiyaha wargeyska haatuf oo ku sugan xarunta maxakama da gobolka maroodi-jeex isagoo ay gudoomiyaha maxkamada gobolka maroodi-jeex Faysal dhagodhago u-lasocday inlagabadalo garsoorihii ay hore udureen iyo in la mu deeyo dacwadii wargeyska iyo masuuliyinta haatuf hore loogu haystay taasi oo uu gudoomiye faysal uu hore uga ogalaaday.


Intaa ka dib gudoomiye gaboobe oo ay wehelinayaan xog-hayaha ururka SOLJA iyo laba xubnood oo kale ayaa waxa dhacay in garsoore ASAD uu ku amaray in ay qabt aan askarta maxkamada gobollka una dalbaday gaadhigii maxaabiista qaadayay .ma rkii uu xog-hayaha SOLJA uu waydiiyay Sobobta uu marlabaad u xidhayo wuxuu ku jawaabay in xubno wasiiro ah iyo madaxtoyada iyo xeer-ilaalituba ay culays ku saar een in uu si dhakhso ah usoo xidho.

Hadaba ururka SOLJA wuxuu cod-dheer ku cambaaraynayaa falalka noocana ee loo gu cagajuglayanyo xoriyatal qowlkii ee laguna wiiqayo kalsoonidii umadu ku qabtay maxkamada iyo sharaftii cadaalada dalka waxa aanu ugu baaqaynaa madaxweynaha Somaliland in uu si dagdaga usii daayo gudoomiyaha wargeyska haatuf iyo labada xarumeed ee wargeysyada haatuf iyo hubaal .





Xog-hayaha ururka SOLJA

Maxamed-Rashid Muxumed Farax