Ururka Cali Marshal Trust oo Axada Lagu Aasaasi Doono
 


Ogeysiis: Xaflad Dhidibada loogu taagayo Ururka Samafalka ee Calimarshal Trust oo lagu qaba nayo London

Dhamaan dadweynaha reer Somaliland ee ku dhaqan dalkan UK Gaar ahaan Magaaladda  Lond on waxa la ogeysiinaya in kullan balaadhan oo dhidibda loogu taagayo urur samofal ah oo  loo gu magac daray Halyaygii aan la hilmaami Karin Allah Ha u naxariistee Cali Xaaji Muxumed  Guu leed (Cali Marshal) in lagu qaban doono Galbeedka London ( Harrow) maalinta Axadda ee  taa riikhdu tahay 25, April, saacadu markay tahay 14:00.

Xafladda Waxa ka hadli doona:

Caabdiraxmaan Cabdiqaadir, Gudoomiye Xigeenka labaad ee Xisbiga Kulmiye

Axmed Xasan Carwo, Guddoomiyaha, Somaliland Democracy Shield


Tribute to Alimarshal http://www.youtube.com/watch?

http://www.youtube.com/watch?v=xVHQG2N6aTM&feature=related

http://alimarshallfoundation.com/Tribute.html

Goobta: Harrow Civic Centre , Station Road HA1 2UH

Saacadda: 14:00

Maalinta: Axada

Taariikhda: 25.04.2010

Haddaba wixii faahfaahin dheeraad kale xidhiidh soo xidhiidha telefoonada hoos ku xusan. Daahir 07960201323, Khadar 07961131014 ama Yasmin 07904174631
 


Harrow Civic centre
Station Road ( Nearst Tube Station Harrow Wealdstone )
HA1 2UH