UK oo mamnuucday al-Shabaab
maanta

London (TNN)-Britain waxay dalkeeda ka mamnuucday Al shabaab oo ka
taliya qaybo bal aaran oo ka tiran koofurta iyo bartmaha
Soomaaliya.
Al-Shabaab ayaa ka dagaalama Soomaliya, gacansaarna la leh
Alqaacida.Wasiirka arima ha gudaha Alan Johnson, ayaa sheegay inay
Alshabaab ay u go'day dagaal ayna adeeg sato xeelado argagax.
Mamnuuca Al-Shabaab, waxaa macnaheedu yahay in- kamid noqoshada
Shabaab ay no qoneyso dembi, isla markaana ay dadka British-ka
ah ka mamnuuceyso in ay lacag u urur iyaan Shabaab.
Xafiiska Arrimaha Gudaha ee Britain waxaa uu sheegay in Al-Shabaab
ay ka go'an tahay in uu dagaal ku gaaro dantiisa, waxaana lagu
eedeeyay weerarro lagu qaaday dad Soomaali ah.
Source:BBC
|