UDUB WAA
AAYAHA DALKA WAANA ASTAAN QARAN
sida ayanu ka wada war qabno
dalka somaliland waxaa uu leeyahay sedex xisbi qaran tan iyo
maalitii lagu dhawaaqay nidaamka xisbiyada faraha badan hogaanka
dalka somaliland waxaa mayalka u haya xisbiga UDUB oo ah xisbi ay ka
muuqdaan dhamaan beelaha daga dalka somaliland.
UDUB waa xisbiga hir galiyay doorashooyinkii dalka ka dhacay diiwaan
galintii fidinta maam ulka ee bariga somaliland xaga wasaarada
arimaha dibada shaki kuma jiro inay xisbiga udub uu guulo la taaban
karo ka soo hooyay waa xisbi ku dadaala walaalaynta dadka wada
dha shay waa xisbi ay ka maqantahay caadifad qabiil iyo naxli kala
fogaynaya beelaha somalil and.taasina waxay sababtay in UDUB
ay noqo xisbi hogaamiya mar walba guulaha dooras hooyinka
dalaka
doorashooyinka fooda inagu soo
haya ee madaxtooyada somaliland hadii ilaahay yidhaa
xibiga UDUB wuxuu si xaraga leh ugu guulaysan doonaa hogaaminta
dalka waayo waayo
ciyaartooyada usafakn waa rag guulo hore xisbiga u soo hooyay tana
waanu aaminsan ahay inay soo hoynayaa waxaana la ciyaaraya rag
ay hore uga badiyeen.
gudoomiyaha xisbiga iyo gudoomiye ku xigeenka xisbigu waa DAAHIR
RIYAALE KAAHIN I YO AXMED YUUSUF YAASIIN waa murashaxiinta xibiga
waa laba hogaamiye oo qaaliya waa rag ay ku xardhantahay guusha uu
ku xaragoodo xisbiga UDUB .qaadiriyadu waxay tidhi dadku waa laba
qaadiraya is og inuu yahay qaadirya iyo qaadiriya aan is ogayn
akkkkkk
markaasi dadkuwa waa sidaa udub is og iyo udub aan is ogayn.
ololaha doorashooyinka madaxtooyadu waa mid ahmiyad u leh dalka iyo
dadka xisbiga UD UB astaantiisu waa nabad iyo wada noolaasho horumar
kala danbayn tixgalin fikirka muwa adaniyiinta UDUB iyo aayaha dalka
waa asataanta umada qoomiyada somalilande aayehe edu waa udub
waxaanan idinku dhaafayaa udub iyo aayaha dalka.fii amaani laah
CUMAR AW CABDI MAXMED
CUMAR DOOLI
GUDOOMIYA XISBIGA UDUB
BRISTOL UK
qodaal@hotmail.com
|