U CODEE XILDHIBAAN MUBARIK MUSE ISMAIL

 

 


Waxaa berayahan dambe is soo tarayay Xildhibaanada Da'ada yare ee u tartamaya goleyaasha degaanka( local councilers) ee dalkan Ingiriiska iyo guudahaanba wadamada Yurub.

Hadab Mubarik Muse Ismail wuxuu ka mid yahay Xildhibaanada sannadkan u soo baxay inuu ka mi d noqdo Golaha deganka ee magaaladan Sheffield ama South Yorkshire, Sidaas daraadeed waxaa nu ka codnayanaa Dhamaan Jaliyada Afka Somaliga ku hadasha ee ku nool magalada Sheffeld in ay u Codeeyaan gacan ku siiyaan Xildhibaan MUBARIK MUSE ISMAIL oo ka soo bixi doono golaha deganka ee xaafada BURNGREAVE ee Xisbiga LIB DEM


Haddii aad ku nooshahay magaladan sheffield codkaaga ha ku khasaarin qof an somali ahayn oo cod keliya kaa raba berin ku ilaawaya ee si daacada ah ugu codee walaalkaa oo kula dhaqan ah Mubarik Muse Ismail,maalinta doorshada oo ku beegan 5/5/16 waa maalinta khamista ee soo socota insha alaah.

Goobkasta oo ka mid ah magaalada Sheffield waad uga codayn kartaa ee fartaada iyo codkaaga ku soo soor walaalkaa MUBARIK MUSE ISMAIL. Sharafteena iyo karaamadeenu waxay ku xidhan tahay in aynu helo qof Somali ah oo dhamaan Bulshada Somalilada u dood, ee Door Walaalkaa MU BARIK MUSE ISMAIL.

MUBARIK Wuxuu ku hadalaa Afka Somaliga, Carabiga IYO KAN INGRISHKA LUQADAAD DOONTO KU LA HADALA.


Baahidaada ugu sheego afkaaga Hooyo . wuxuu kuu balan qaadayaa inuu kula wadaago dhib kasta oo ku soo waajahda

 


Wixii faahfaahin la xidhiidh Moble . 07955770571

Mataan Maxamuud Cumar

Sheffield.