Tv iga qaran ma awood la’aan awgeed ayuu toos u gudbin kari waayey kulankii madaxwaynaha ee uu la yeeshay Jahliyada Somaliland ee Liverpool? Mise waa mid ka mid heshiisyada qarsoon ee ka soo baxay shirkii dhawaan ka dhacay Turkiga.
 




Waxaa hadalka lagu furay mahad celin loo sameeyey SOMALI MEDIA NETWORK oo soo qaban qaa bisay baahinta qudbadaha madaxda iyo tan Madaxwaynaha Somaliland.

SOMALI MEDIA NETWORK waa somaliwayn. Arinkani wuxuu noqon karaa:

1) karti xumo iyo taagdaro tv ga qaranka u gaar ah.kaas oo ay ku baxdo lacag aad u tiro bada n.Hadii arinku sidaa yahay Waxaa ceebta iyo taagdarada ka muuqatay tv ga qaranka ka masuul noqonaya aggaasimaha TVga qaranka. Waan in lala xisaabtamaa.


2) Inay lug ku leedahay heshiisyadii shirkii turkiga ka dhacay dhawaan oo madaxwaynaha Somalia uu sheegay in Shirkii Turkigu ahaa mid loogu gogolxaadhayo soo celintii midnimada Somalia. Arinkaas oo Xukuumada Siilaanyo wax jawaab ah ka bixin.

Arinka caawa Xukuumada Siilaanyo dhexfadhiisatay waxaa ka dhex muuqday heshiis Media Netwo rk oo calankii Somalia sita. Waxuu noqon karaa heshiis ka mid ah heshiisyada qarsoon ee ka dhac ay dalka tukriga. Dad waynaha Somaliland iyo golaha xildhibaanadu daba gal ku sameeyaan arin kan.
 

 




ALLAA MAHAD LEH

Mahdi Jama Roble
Gudoomiyaha Saxaafada