TII HORENA DUR BAY HAYD TANNA DAABAC WEEYAAN

 



 

Marka hore waxaan salaamayaa dhamaan Reer Somaliland, waxaanan inoo Rajayanya horu mar, iyo cafimaad, si gaar ah web site ka xorta ah ee TIMACADE iyo haw lwadeenadiisa sharafta leh

Marka labaad, waxan jeclaystay in aan wax yar ka iftiimiyo Arimaha maanta ka dhex socda Soma liland, waxaan maanta ka daawaday (HCT) Banaan bax ka dhacay Magalada Gabilay, waxaan ind ha saaray Askarteeni oo Rasaas fara badan ridaysa, isla marka waxaan qaadan waayay, iguna adkaatay in ay Askartii Somaliland adeegsadeen rasaas ay ku ridayaan dadkoodi, waxa meesha ku dhawac may dad ka mid ah dadwaynihi,.

Dhacdadaasi waxay u xasuusisay maalin xirbiga Kulmiye ka sameeyay mudaharaad Magalada Har gaisa ayamihii Dawladdi Riyaale. oo lagu riday xabad lagu kala kaxynayay dadka Madaxwane Ah med Maxamedwuxuu ahaa ninka aadkaugaqayliyay, kuna tilmaamay in Riyaale iyo askartiibe da daan jecleynhoru marka Somaliland. Waxaan is waydiiyay dibnauugo noqday, maalmihii Doorash a da, wuxuu odhan jiray Madaxwaynaha Siiraanyo,

xoriyaddii Gabal baa u dumay,

wuxu odhan jiray xoryad al qowlka waan fasaxya,!!!


wuxu odhan jiray Amaanka aad baan u wanjinayaa. !!!

wuxu odhan jiray musuqmaasuqqaan joojinaya !!!

wuxu odhan joray shaqo ayaan dhalinta u samaynayaa !!,

wuxu odhan jiray dadku way ii sinaanayaan !!!
iyo
Hadalo badan oo runtii aan maanta muuqan.

waxaan waydiinayaa dawlad madaxwaynaha Siiranyo, hadal kaasi halku ku danbeeyay ?

maxa adiga kuu fasaxay , wixii aad shaly ka diidanayd Riyaale?

maxa is badaly, ee maanta kugu cusub?


 

 

 

 

ABDULKHALIQ ALI MOHAMED
akhlaq44@hotmail.com