Teleconference Ururka Somaliland Reform qabanayo

 

 


RAMADA KARIIN DHAMAANTIIBA


Walaal cid alaalaya cida danaynasa Somaliland, fariintani u e-mail/Text-garee, mahadsanid.

Ururka dib-u-habaynta Somaliland (ama Somaliland Reform) waxaa uu kugu marti qadaya Teleconferen ce laga hadlayo:

• Wax Somaliland u qabsoomay mudadii ay jirtay. Iyo
• Wax dib-u-habaynta u bahan eey ugu horeeyan:

• Xusbiyada Qaranka, ama sidii loo heli lahaa xusbiyo Qaranku oo ummada Somaliland wada leeyihiin. Iyo
• Waxa ka qaldan nidamka Somaliland iyo sida loo saxi karo.
Teleconference-kani waxaa ka soo qayb galaya saddex xildhaban oo golaha Wakiilada Somaliland ka mid ah, oo kala ah:

• Ibrahim Mahdi Buuba.
• Axmed Ducaale Bulaale. Iyo
• Ibrahim Axmed Raygal.


Teleconference-kani waxa la qabanayaa maalinta:

AXADA 13 JULY (ama Sunday 7/13/14). Wakhtiga:


California 12:00 PM (Noon) Minnesota 2:00 PM Washigton 3:00 PM
Somaliland 10:00 PM Dubai 11:00 PM London 8:00 PM

Hadaba, haddii doonayso in aad ka soo qayb gashid Teleconference-kani waxaad isticmaali karta:
 

• TELEFOON (PHONE): Waxaad soo wacdaa telefoonkani (530) 881-1212 USA (ama telefoon numberka dalka aad ku nooshahay ee hoos ku yala).

• SMART PHONE OR TABLET: Haddii aad haysatid

Smart phone ama Tablet. Qofka Somaliland jooga ama calamka meel kasta ood ka joogtid waxaad download garaynkarta APP la yidhaa ‘startmeeting’. Waxaanad isticmaalkarta Internet-ka.

• COMPUTER: Haddii aad computer haysatid waxaad Teleconference-ka ku soo gali karta adiga oo Isticma laya Internet-ka, kana galaya websitkani: WWW.STARTMEETING.COM

Hadaba, haddii aad doonaysid in aad ka qayb qadatid Teleconference-kani waxaad u bahan tahay Meeting ID (ama Access Codka), si aad u heshidna waxaad gashaa websitka WWW.SLREFORM.ORG , kadibna guji ‘Join Us (Ku soo biir)’, oo buuxi formka. Markaasi ayaanu kuu soo E-mail garayn doona Meeting ID aad ku soo gali doontid Teleconference-kani.

Ururka dib-u-habaynta Somaliland (ama Somaliland reform) waa urur u olaleeya si ay dadka Somaliland u heli lahaayeen dawlada u ilaalisa Nabada iyo Cadaalad ku dhaqda. Dawlad ku dhaqanta Dimuqradiyad iyo Dawlad Wanaag. Dawlada kobcisa dhaqaalaha dalka, si dadku shaqooyin u helaan. Iyo Dawlada horumar waara dalka u horseeda.

TELOFOONADA AAD SOO WACI KARTID

United States (530) 881-1212

Africa/ Middle East/Asia Pacific

Kenya +254 (0) 20 5231043 ( Telefoonkani waxaad wacda oo KALIYA haddi aad joogtid Kenya. Haddii aad joogtid Somaliland ama Geeska Afrika waxaad wac telefoonka United State.

South Africa +27 (0) 87 825 0170
Pakistan +92 (0) 21 37130646
GCC/Arabian Peninsula (Dalalka Carabta) +973 1656 8370
Indonesia +62 (0) 21 51388890
Australia +61 (0) 3 8672 0140
Malaysia +60 (0) 11-1146 0090
China +86 (0) 510 6801 0130

Europe

France +33 (0) 1 78 90 06 80
Sweden +46 (0) 8 124 105 70
United Kingdom +44 (0) 330 606 0530
Switzerland +41 (0) 44 595 90 90
Netherlands +31 (0) 20 322 3150
Finland +358 (0) 9 74790030
Italy +39 045 475 0696
Ireland +353 (0) 90 646 4162
Turkey +90 (0) 212 988 1780
Poland +48 22 116 85 80
Norway +47 21 93 06 60
Denmark +45 78 77 36 40
Germany +49 (0) 69 333990120
Ukraine +380 (0) 89 323 9963