Talo Ku Socota Shacabka iyo Dawladaba
Miyaa La Ilaaway Xuskii waynaaye 26/06/1960 Maalintii Xornimadee
Gobanimo xalaaliyo xaqeenii
Lahelayee Nabad lagu xasilayee By: Abw:Sidiiq
Aw Farax Gabaar
Marka Hore Waxaan Salaan Qaaliya Aan Leeyahay saxaafadayada Qaaliga
Ah Ee Hadg Iyo habeenba Noo Heeganka ah Guulaysta Abidkiin.Marka
Labaad Waxaan Salaamay Shacabwaynaha Qaaliga Ah G udaha Iyo dabadaba
waxaan Idin Leeyahay Wasalaamu Calayku Waraxmatulaahi Wabarkaatu.
Hadba Bal Aan U Soo Noqdo Maqaalka Oo ah Mi Xambaarsan Talo Iyo
Tusaale Ku Salaysan 26 June M aalintan Oo Ah Maalintii Aynu
Xornimada ka Qaadanay Gumaystaha Wayn Ee Ingiriis Inaga Oo Ku kas
banay Dhib Iyo Dhibaato sababtay Dhaawac iyo Dhimashoba Taasoo Aad
wada Garanaysaan Inta Ge esi Iyo Gobanmimo Doon U
Geeriyootay.Halgamaagii waynaa Aaway Sheikh Bashiir.Halgamaagii Way
naa Aaway Farax Oomaar.imasa kale ayaa ku Geeriyooday Kumaanan Geesi
Ayaa ku Naf Iyo Malba waayay Halgankii Dheeraa Ee Xornima U Dirirka
waxay Aniga In Aan La Ilaawin.waxaan Ku talin Laha a Inay Shacabku
Meelkasata Oo Qubaha kamida Oo Ay Joogaan Haloo Balamo In Xus Kooban
Aama Mid balaadhan hadaba kii la Awoodo la Sameeyo.Ilaahay
xasuustiisana Halabadiyo Marwalba Wax kastoo la qabaanayo waxa ka
Horeeyan xasuusta Iyo Xuska Ilaahay
Xuska haloo balamo Meheradaha Iyo Guryahaba halaga Dhigo Iyo
banaanadaba hadii La Awoodo.So maliland Hanoolaato Somaliyana
Ilaahay Dhibaatada Haka Dul Qaado Aamiin Waxa Inoo balan In Ayn u
Xuska 26 June Aynaan Ilaawin waxaan Ku Soo Gunaanadayaa dawladu Ha
Muujiso Taariikhda "6 June Hana Soo Ban Dhigto Sida Talafeeshinka
Qaranka Iyo Meelaha Ku Haboon In Lasoo ban Dhigo Guulihii Xornima U
Dirirka iyo Wacdarii lasoo Maray.
Waxaan Leeyahay (Xusku Qaali Weeyee Waligiin Xasuustoo Xiisaheedu
Yuu Lumin.)
Wabilaahi Towfiiq Ilaahay Ayaa mahad Gaara Iska Leh Alxamdulilaahi
Calaakuli xaal.
By:Abw, SIdiiq Aw
Farax gabaar
Oslo Norway
Gaashaan_1986@hotmail.com |
|