Taliyihii hore ee Ciidanka Ilaalada Madaxtooyada Somali land Marxum Gaashaanlle Sare Faysal Kaamil Ciise oo geeriyooday

 

Hargeysa (TNN):- Rabbi maxariistii janno Fardawsa ha ka waraabliye,waxaa goor dhaweyd ku geeriyooday Cusbitaalka Guud ee magaalada Hargeysa,Taliyihii hore hore  ee Ciidanka Ilaalada  Madaxtooyada Somaliland ,Marxuum,Gaashaanlle Sare, Faysal Kaamil Ciise.  

Dhammaan maamulka & hawl wadeenada Bahda Timacade News Network (TNN),waxay tacsi u tiiraanyo leh u dirayaan ehelkii,Ciidamada Qaranka & dhammaan shacabla Somaliland ee uu ka baxay marxuum ,Faysal Kaamil Ciise,waxaanan Rabbi uga baryeynaa inuu janno Fard wsa ka warrabiyo,dhammaanteenna samir & iimaan innaga siiyo,aamiin,aamiin.


إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ

 



Timacade News Desk
Hrgeysa,Somaliland