TACSI UU DIRAAYO MUSTASHAR AXMED CARWO, LA-TALIA YAHA MADAXWEYNHA JSL EE DHAQAALAHA, GEERIDA MARXUUM DR. CUMAR DIXOOD

 



La-taliayaha Madaxweynaha JSL ee Dhaqaalha Mudane Mustashar Axmed Carwo , wuxu tacsi u dirayaa qoyskii, qaraabadii, ehelkii, asxaabtii iyo shacbiga Somaliland, geerida ku timid Dr. Cumar Cilmi Dixood oo ku geeriyooday maanta Magaalada Harga ysa, madaxwaynuhu wuxuu si gaara uga tacsiyadaynayaa qoyska iyo qaraabada uu ka baxay Dr. Dixood, iyo dhammaan shacbiga Somalilandba gaar ahaan Gobalada Mar oodijeex iyo Hawd ee xudubtiisu ka soo jeeday.


" Dr.Cumar Cilmi Dixood waxuu ahaa nin Waddaniyadda iyo qadyadda Somaliland ku dheertahay oo aad ugu hawl galay, kana mid ahaa aas-aasayaashii iyo halgamaagii horseeday xornimada dalka ee SNM, wakhti xaadirkana ka mid ahaa La-taliyayaasha Gaarka ah Madaxwaynaha.


Dr. Cumar waxaan aqaanay tan iyo xiligii 1981 oon ku bartay aasaaaskii SNM ee Lon don. Waxuu ahaa hormood aan ka daalin abaabulka bulshada iyo dhismaha SNM." ayu u yidhi Mustashar Axmed Carwo