Tacsi tiiranayo leh marxuum Jaamac Gaas Macaweeye oo Hargeysa ku geeriyooday

 


Waxanu halkan tacsi tiiranayo leh uga diraya dhamaan caruurtii, xaaskii, qaraabadii iyo eheladii iyo dhamaan shacabka somaliland ee uu ka geeriyooday marxuum Jaamac Gaas Macaweeye, waxa kalo on si gaar ah uga tacsiyadeyneynaa Maxamed Tahar Sulub iyo xaaskiisa, waxanu illaahey uga bary aynaa inuu janadii fardowsa ka waraabiyo dhamaanteena samir iyo iiman inaga siiyo aamin aamin aamin

Waxa diraya tacsidan dhamaan xubnaha hoosta ku qoran

1. Cumar Daarood Xassan iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa
2. Axmed Xaaji Noor Ali iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa
3. Sulub Ismail Xaaji Warsame iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa
4. Cali Maxamoud Noor iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa
5. Cabdi Jirde Heybe iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa
6. Cabdi Koosar iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa
7. Ibrahim Qawdhan iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa
8. Axmed Jaamac Caabi iyo caruurtiisa
9. Maxamoud Koosa iyo xaasaskiisa iyo caruurtiisa
10. Khalid Tamuuje Ali
11. Mustafa Tahar Sulub
12. Cabdixakim Tahar Sulub
13. Maxamoud Ali Caamir (Tayuub)



Markale waxanu marxuunka illaahey uga baryaynaa inuu janatul fardowsa ka waraabiyo aamin aamin