Tacsi
Tiiraanyo Leh oo ku socota Qoyskii Uu ka
baxay
Marxuum Cabdi Cawaale Cige


Dhamaan dadkani waxay
Tacsi U dirayaan qoyskii iyo qara abadii uu ka baxay Marxuum
Cabdi Cawaale Cige oo shal ay ku geeriyooday cusbitaalka
Magaalada Hargeysa
-Wasiiru dawlaha Hawlaha Guud iyo Guryaynta Xirsi Aw Cabdi Sheekh
-Badhasaabka Gobolka Gabiley Maxamed Awcabdi Xabiib
-Maayarka Magaalada Gabiley Aadan Muxumed Badde
-Gudoomiyaha Gudida Horumarinta Gobolka Gabiley -Maxamuud Yuusuf
X.Cabdi
-Xaashi Aw Jaamac amiin
-Sh.Maxamed Muumin Aadan
-Sh.C/laahi Cabdi Cali
-C/kariin Cali Buux
-Caaqil Maxamed Aw Yuusuf Cumar
-Shucayb Maxamed Muuse
-Abiib Cali Buux
-Maxamed Axmed Bookh
-Mustafe C/kariin Cali (Mustafe
Future)
-Siciid Cali Daahir (Sacad
Guray)
-Axmed Sh.Nuur Ducaale (Biito)
Dhamaan dadkani Waxay Tacsidan u dirayaan Qoyskii iyo qaraabadii uu
ka baxay Marxuum Cabdi Cawaale Cige oo Shalay ku geeriyooday
Cusbitaalka Magaalada Hargeisa.
Marxuumku waxaa ahaa
wasiir ku xigeenkii hore ee Wasa arada Hawlaha Guud iyo
Guryaynta Somaliland , Marxuum ku waxaa uu ka mid ahaa Odayaasha
Aqoonyahanka ee Reer somaliland.
waxaanu ilaahay uga barayaan inuu marxuumka naxarii stii janno
ka waraabiyo dhamaan eheladii iyo qaraabadii iyo iyo Shacabka reer
somalilandba inuu samir iyo iimaan ka siiyo
aamiin aamiin
By: Mustafe future
mccfuture@hotmail.com
|