Tacsi Tiiraanyo leh

 


Annaga oo kala ah dadka magacayadoodu hoos ku qoran  yihi in, waxaanu tacsi u diraynaa qoysaskii, qaraabadii iyo  asaxaa btii uu ka baxay: Fu'aad Xaaj Cabdullaahi Cali oo saaka oo  bi sha Diisembar tahay 2-12-2009 ku geeriyoodey Cusbitaalka  W hiteChapel, Bariga London.

Waxaannu Ilaahay uga baryaynaa in uu Naxariistii Janno ka W araabiyo, ahelkii qarabadiisii iyo qarabadiisiina samir iyo Iim maan ka siiyo:

 


-Hamud H.Duale
-Cali sh. Axmed Haybe
-Maxamud Cali Hanfi
-Maxamud Caydiid
-Aadan Cusman

 

 

 


By:Hamud H.Duale