Tacsi Naxdin Leh

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJUCUUN
Anigoo ku hadlaya Magacayga iyo dhamaan taageerayaasha Ururka
siyaasadeedka XAQSOOR ee Khaliija waxaan TACSI
Naxdin iyo murugo leh u diraynaa Ubadkeedii, Eh eliyadeedii,
Qaraabadeedii gaaar ahaan Mud. Maxamuud X. Xasan (Tulux) iyo dhamaa
n Reer Axmed Aw Jaamac geerida nax dinta leh ee ku timid
Marxuumad/Aamina Axm ed Aw Jaamac
waxaan Eebbe ka baryaynaa inuu Marxuumada Janadii Fardawsa ka
waraabiyo Qabrigana u nuuro,cidda xagga sare ku xusana samir iyo
iimaan saadiqa haka siiyo.
Aamiin...............Amiin................Amiin
Ahmed M. Saeed
Riyadh, Saudi Arabia
|