TACSI KUSOCOTA REER FAARAX JAHAAD

 

 

Anagoo kala ah dadkan hoosta ku xusan waxanu tacsi tiiraanyo leh u diraynaa dhamaan reer Faarax Jahaad, gaarahan caruurtii iyo eheladii iyo qaraabadii u ka baxay marxuum Ismail Faarax Jahaad o ku geeriyooday magaalada DHAHRAN dalkaasi S. Arabia, waxanu marxuunka uga baryaynaa ilaaha qaadirka ah inuu janadii fardowsa ka waraabiyo dham aan eheladii iyo qaraabadiisina samir iyo iiman ka siiyo aamin aamin



Waxa diraya

Aabo Cumar Daarood Xassan
Hooyo Faaisa Jaamaca Abi
Bilan Cumar Daarood, Xassan Rashid Oomar iyo Jibril Hassan iyo Xayt Xassan
Hodan Cumar Daarood, Abdi Nur Xirsi iyo Nabiiha Abdi Nur
Hibo Cumar Daarood, Nasir Musa Ismail iyo Ilyas Nasir Musa
Mohamed Cumar Daarood
Abdiraxman Cumar Daarood
Abdiqani Cumar Daarood



Waxanu dhamaanteyo ilaahey ka baryayna inu marxuunka janadii fardowsa ka waraabi yo dhamaanteena samir iyo iiman inaga siiyo aamin
 

 

 



omar darood
darood2@hotmail.com