Tacsi kusocda eheladii iyo qaraabadii uu ka baxay marxuun Xussein Cabdi Cawad - Ciiraale


 

 

Anagoo kala ah dadkan xusta kuxusan waxanu tacsi tiiraanayo leh u direynaa EHELADII, CARUURTII IYO QARAABADII uu ka baxay marxuum XUSSEIN CABDI CAWAD oo loo yiqiin CIIRAALE, waxanu leenahay ehelada, qaraabada iyo dhamaan asxaabtiisi ilaahey samir iy o iiman ah inaga siiyo marxuunkan janatul fardowsa ha ka waraabiyo aamin aamin aamin



Waxa dirayaa tacsidan tiiraaneyada badan dhamaan Reer Daarood Xassan
 


-Cabdillahi Daarood Xassan iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa
-Cumar Daarood Xassan iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa
-Fadumo Daarood Xassan iyo odaygeeda iyo caruurteeda
-Amina Daarood Xassan iyo odaygeeda iyo caruurteeda
-Nimo Daarood Xassan iyo odaygeeda iyo caruurteed
-Maxamed Xussein Daarood iyo caruurtiisa
 


Waxanu markale Xussein-Ciiraale illaahey uga baryaynaa inuu janadii fardowsa ka waraabiyo aamin aamin
 

 

 


Omar Darood Hassan

Norway - Askim