TACSI KU SOCOTA REER MAXAMED BISAD GAAR AHAAN XUSEEN MAXAMED BISAD
 

Anagoo ah dadka magacyadoodu hoos ku xusan yihiin waxaanu Tacsi u dirayaan Reer Maxamed Bisad anagoo uga Tacsiyadeynayna Maxamed Bisad oo maalintii Axadii ku Ge eriyooday Magaalada Hargeysa, welibaTacsidan waxaan si Gaar ah ugu diraynaa, Xuss en Maxamed Bisad anagoo uga Tacsiyadeynayna Geerida naxdinta leh ee ku timi Aabi hii Maxamed Bisad oo maalintii Axadii 04/07/2010 ku Geeriyooday magaalada Hargey sa.



1.Xildh, Maxamed Faarax Qabiile.
2. Xildh, Siciid Cilmi Rooble.
3. Adan yusuf Elmi .
4.Shuun Abdi(Garwaf) Ahmed.
5.Ahmed (Masmas) Osman Axmed.
6. dhamaan Qoyska Reer Masmas.
7.maxamud Cali axmed(Jaadhi).
8. Cabdale Siciid dalmash.
9.Mustafe Adan Shanle.
10.Ifraax axmed Osman iyo Caruurteeda
11.Cabdi Cawil Xasan.
 

 


Waxaanu leenahay illaahay samir & Iimaan ha idinka siiyo marxuumkana janadii  Fardo wsa ha ka waraabiyo, AMIIIIIIN AMIIIIIIIIIIIIIIN AMIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN
 

 


By: Adan Yusuf Elmi.