Tacsi Ku Socota Reer C/laahi Xirsi
(Reer C/laahi janaale) Geerida Naxdinta
Leh Ee Ku Timi Aabo C/laahi Janaale waxaa
Diraaya Tacsidan Dhamaanba
Reer Sh Farax gabaar Iyo Ehelka Kale

Inaalilaahu Wa Inaalilaahu Raajucuun


Gerida Naxdinta Leh Ee Ku Timi Aabo
C/laahi Xirsi C/Laahi janaale Oo Ku Geeriyooday
Magalda Hargeysa 25/06/2011 Dhamaanba
Qoyskii Iyo Qaraabadii Iyo Reer cabdilaahi Xirsi (
Reer C/Laahi janaale )Waxaanu Leenahay Ilaahay
Samir Iyo Iimaan Haydinka Siiyo Marxuumkana
Jana Fardowsa Haka Waraabiyo Aamiin Aamiin.


Anagoo Ah Dhamaanaba Reer Sheikh Farax Gabaar Iyo Ehelka kale Ee Hoos Ku Qoran waxaan Tacsi Balaadhan U Diraynaa
Reer C/Laahi Janaale.Oo Aabahood cabdilaahi janaale Ku Geeriyooday masgaalada hargeysa Maanta 25/06/2011





Daahir Warsame Yusuf Iyo Reerkiisa

maryama Xiis Sh Farax Gabaar

Axmed Malik Sh Farax gabaar

Abw:Sidiiq Sh Farax gabaar Iyo Xaaskiisa'

Kaltuun Jamac Yusuf

Hooyo fadumo cali Abokor

Hooyo Khadiija Yusuf cawale

Hooyo Cibado xasan Guuleed

C/Wahaab Sh Farax Gabaar Iyo caruurtiisa


Cumaer Sh Farax gabaar Iyo Xaskiisa

Ibraahim Jalaafe Iyo Reerkiisa

Farxaan Sh Farax GAbaar

Faysal Maxamed Farax Laqan Iyo

Foosiya Sh farax Gabaar


Dhamaan Reer Sh farax gabaar Iyo caruurtooda

Ubax Jamac Yusuf Iyo caruurteeda

Cabdi Aden Cadib C/macaane Iyo xaaskiisa

Saleebaan kabawayne Iyo Xaaskiisa

Idaar C/laahi FuqYare Iyo Reerkiisa

Xaji C/Laahi Fuqyare Iyo Reerkiisa

Qareen,Siciid Xaji Cali Siciid Iyo Reerkiisa


Sahra Maxamud Cumer Yare

Koos Maxamud Cumar Yare

Ibraahim Maxamed xassan

Hinda Sh Farax gabaar

Aamina Sh farax Gabaar Iyo Caruurteeda

Cali Aden cali sanqoole Iyo ReerKiisa

Yusuf Ibraahim Duacale(Y.Gorse)Iyo Reerkiisa

Nasir Maxamed C/Xaalays Iyo Reerkiisa

Axmed Aw cali Xirsi A Seedaliyo Iyo Reer Kiisa

Axmed Kayse Saleebaan Farax daroor Iyo Reerkiisa.

Maxamud caydiid Nuur.

Aniis cabdi Xusen Iyo xaskiisa

Siciid Aw Jamac

C/laahi Aw jamac Iyo Xaskiisa
'
Saleebaan Nugal xaji xasan Iyo Reerkiisa


Dhamaanba Qoyskii Iyo Qaraabadii Ehelkii Iyo Reer C/laahi Xirsi (Reer C/laahi Janaale) waxaan Leenahay Ilaahay Samir Iyo Iimaan Haydinka Siiyo Marxuumkana Ilaahay Jandii Fardawsa Haka Waraabiyo aamiin Aamiin,







By Abw:Sidiiq Sh Farax Gabaar

Oslo Norway