MARXUUMAD XAAWA-LUUL SHEEKH MAXAMED JIRDE

 

 

Anigoo ku hadlaya magacayga,Cabdirisaaq Cali Muse (Shiine),waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa marwada koowaad ee Jamhuuriyada Somaliland,Amina-weris Sheekh Maxamed J irde,oo walaasheed ,marxuumad Xaawa-luul Sheekh Maxamed Jirde,ku geeriyootay ma alintii Axada,23 February,2014,magaalada London ee carriga Ingiriiska.

Waxaanu Allaha awooda leh uga baryeyaa, inuu marxuumad Xaawa-luul Sheekh Maxame d Jirde, naxariistii janno Fardawsa ka waraabiyo, danbi dhaafna u fidiyo,iilka u nuuro , nee caw udgooniyo , ku siiyo naruuro, dhammaanteenna samir iyo iimaan innaga siiyo, aamiin, aamiin,aamiin.
 

 

Cabdirisaaq Cali Muse (Shiine)