Tacsi ku socota Mahdi Jama Rooble

 



Inaa li laahu wa inaa ilayhi raajicuun.Dhamaan Gudiga Xisbiga Waddani ee La'aanta sh effield .Iyo Jaliyada Somaliland ee magaaladan sheffield waxay tacsi u dirayaan Gudoo miyaha 3aad ee Xisbiga Waddani UK Mudane. Mahdi Jama Rooble oo walaashii ay caawa ku geeriyootay magaalada Boorama .Sidoo kale Waxaanu tacsidaas Mid la mid ah u dira yanaa caruurteedii qoyskii eheladii qaraabadii Iyo dhamaan Reer Jama Rooble .waxaanu ilaahay uga baryaynaa inuu Samir Iyo iimaan ka siiyo Marxuumadan janadii fardowsa ka waraabiyo Amiin Amiin Amiin .

 

 

Mataan M Cumar.sheffield