TACSI KA TIMID LA-TALIYAHA MADAXWEYNHA EE DHAQAALAHA IYO GANACSIGA

Marxuumad
Sacdiya Sh. Ibraahin Sh. Omar Sh. Madar
Anigoo ku hadlaaya magaca Xafiiska La-taliyaha Madaxweynha ee
Dhaqaalaha,ka reer Cabdi Carwo iyo kan
xaaskayga Amaal Cumar Carte, waxaan
tacsi u dirayaa ehelka, ub adka, tafiirta kale, gacalka, qaraabada,
xigaalka, xito iyo asxaabta ay marxuumaddu ka tagtay meel kasta oo
ay joogaanba
Alle ha u naxariistee Marxuumad Sacdiya Sh
Ibraahin Sh Omar Sh Madar, waxay ku geer iyootay magaalada
London, UK.
Marxuumad Sacdiya oo ahayd ruux cibaado
badan,naxariis badan, oo dad jecel, waxaan Illaahay uga baryayaa
inuu u naxariisto oo uu janatal fardows ku abaal mariyo,ehel iyo
asxaabna ina waafajiyo samir iyo duco. Amiin
Ahmed Hassan Arwo
samotalis@gmail.com
http://samotalis.blogspot.com/
|