TACSI
KA TIMID LA-TALIYAHA MADAXWEYNAHA EE
DHAQAALAHA
IYO GANACSIGA

Marxuum- Axmed
Jaamac Bootaan (Daaniye)- Wasiirkii
hore ee wasaaradda Warshadaha
Anigoo ku hadlaaya magaca Xafiiska La-taliyaha Madaxweynha ee
Dhaqaalaha, Ganacsiga iyo Maalgashiga, waxaan dhambaal tacsi ah u
dirayaa ehelka, tafiirta, qaraabada, xigto iyo xigaal, culumada,
shacbiweynaha Somaliland Geerida Naxdinta leh ee ku timid Marxuum-
Axmed Jaam ac Bootaan (Daaniye)-
Wasiirkii hore ee wasaaradda Warshadaha
Marxuumku waxuu ahaa siyaasi weyn iyo oday nabaddoon ah oo qayb weyn
ku lahaa nabadey ntii bulshoweynta Somaliland iyo dhismaha
qarannimada dalkeena.
Waxaan ILLAAHAY uga baryayaa Marxuumka inuu naxariistii Janno ka
waraabiyo, Culimada, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo
Dhamaan Shacbiga Reer Somalilandna uu waafajiyo Samir iyo Imaan
Axmed Xasan Carwo
La-taliayaha Madaxweynaha ee
Dhaqaalaha, Ganacsiga iyo Maalgashiga
eci.advisor@ymail.com
|