Tacsi ka timid Jaaliyada reer Somaliland ee Norway; Marx uum Mujaahid Abwaan Cali Xasan Adan (Cali Banfas)
نوعجار ةيلا اناو ةلل انا

 

Anigoo Ah Ahmed Abdullahi Obsiye, kuna hadlaya magacayga,iyo guud ahaan magaca jaa liyadda Reer Norway gaa ahaana qurbajooga, waxaan anagoo katiiraanyeysan tacsi halk an uga diraynaa qoyskii, qaraabadii iyo dhammaan ehelkii iyo ummad REER SOMALILAND uu ka baxay Alla ha u naxariistee Marxuum Mujaahid Abwaan Cali Xasan Adan (Cali Banfas) oo ku geeriyooday Magaalada Hargeisa 22.10.2013 laguna aasay. Waxaan EEBBE uga bary eynaa inuu abaalkii uu ummadaniyo dalkam u galay inuu ka ajar siiyo oo uu Janadii Farda wsa ka waraabiyo, Qoykii, Qaraabadii, Elhelkii iyo dhammaan asxaabtii uu ka tegaySAMI R iyo IIMAAN ka siiyo. AAMIIN.

Geerido waa xaq oo noole waa dhinte.
ا
نوعجار هيلا اناو ل انا اولاق ةبيصم مهتباصا اذا نيذل ]
"Those who if a disaster/every thing hated struck them they said: "We are to God,
and we are to Him returning."
Waxaa Tacsida diraya:
1. Eng Ahmed Abdullahi Obsiye
2. Jama Ali Osman
3. Omar Darood Hassan
4. Mohamed Egeh Cute
5. Abdulqadir Odowa Awale
6. Mohamed Yousuf Guleid
Ahmed Mohamoud Samatar
7. Abdisalam Aw Isse Maaweel
8. Sh. Mohamoud Abdillahi Isse
9. Mohamed Tahar Sulub
10. Isse Farah Elmi
11. Ali Abdillahi Bulhan
12. MoAhmed Maaweel
13. Ibrahim Daud
14. Ismail Cadduur
15. Mustafa Tahar Sulub
16. Abdirahim Omar
17. Mohamed Difoo
19. Ali Mohamed Nour (Ali iid)
20. Awal Ahmed Abdullahi
19. Abdi-amin Dahir Abdullahi
20 Ahmed Jibril
22. yousuf Mouse
Page 2
23. Abdi Muhumed Madar (Abdi Gujis)
24. Abubakar Haybe
25. Ahmed Ibrahim Ainan
26. Abdirasak Ibrahim Ainan
27. Ismail Osman Otorosee (Gacan)
28. Hamsa Foodyacay
29. Hussein Omar
30. Ismail Qase
32. Abiib Abdillahi
33. Ahmed Hashi
34. Abdillahi Mohamed Ali
36. Mubaarek Sharif Ali-abuu-shanaf
37. Abdi Nur (Dheereeye)
38. Abdiqadir Ibrahim Ainan
39. Hassan yousuf Guleid
40. Awil Ahmed Geele
41. Abdullahi Sh. Daud
42. Abdillahi Darod Hassan
43. Abdi Koosaar Awad
44. Mohamed Koosar Awad
45. Mohamed Habarwaa
46. Axmed Mohamed Madar
47. Sulieman Mohamed Obsiye
48. Khalid Xassan Tamuuje
49. Mukhtar Aliyare
50. Mohamed Omar (Bensel)