TACSI GEERIDA
MARXUUM MAXAMED CABDI ISKEERSE

Anagoo ah dhamaan shacbiweynaha Somaliland ee dalka
Holland,
jaaliyada odayaasha rag iyo dumar ,caruur iyo ciroole,waxaanu tacsi
u diraynaa dhamaan shacbi weynaha somaaliland gudo iyo dibadba,
anaga oo ka tacsiyadaynayna geeridii ku timi marxuum maxamed cabdi
iskeerse, oo ahaa halgamaa weyn oo ku suntan qaranimada jamuuriya da
s/land.
Waxaanu illaahay uga baryaynaa in
uu janadiisa fardawsa geeyo,ehelkii iyo qaraabadii iyo qoyskii iyo
qarankii uu ka baxayna samir iyo iimaan inaga wada siiyo aamiiin
inaa lilaa wa inaa ilayhi raajucuun.
Tacsidan waxaa diraya
1/caaqil xaaji cabdi maxamed guuleed
2/g/guurtida maxamed yuusuf buux
3/oday x/cabdi xuseen bowda yare
4/cumar cali shabeel
5/axmed cabdi xasan
6/eng/jaamac cali kaahin
7/maxamed jaamac aw cabdale
8G/jaaliyada axmed cabdi xudhuun
9/keyse aadan xaashi
10/cismaan xaaji cali
11/cumar qiyaas
12/cumar suldaan
13G/nomad cabdi raxmaan bare
14/cabdi raxmaan hadhiye
15/cabdi maxamed yuusuf
By:
Caaqil Xaji Cabdi Maxamed Guuleed
|