Waxa shalay Magaalada Hargeysa ku geeriyooday Alla ha u naxariistee Oday Gaaxnuug Xirsi Cige oo ahaa oday caan ka ah Deegaanka Hargeysa, anagoo kala ah magacyada hoos ku qoran, waxaanu tacsi u gudbinaynaa Eheladii, qaraabadii iyo dhamaan bulshadii uu ka baxay , ilahay na waxaan uga baryaynaa inuu naxariisti jano ka waraabiyo marxuumka.

Samir iyo iimaan ilahay ha inaga siiyo Gaaxnuug Xirsi Cige.

Xasan Cismaan cajab
Cali cismaan Axmed (Ali abees)
Maxamuud Aadan-dhari (Dubbe)
Buux Caananuug
Aadan Cadaani Abdi-Hirad
Cabdiraxman Cismaan Xandule (Xawtaan)
Cabdilaahi Yuusuf Cali
cumar libaax
C/raxmaan Maxamed Ducaale
Ismaaciil Maxamed Ducaale
Maxamed Dubbe
Maxamuud Aw Cilmi
Axmed Aw Maxamed
Axmed Ismaciil Maxamed
Cabdilahi Cumar Usteliye
c/salaan Xaaji xasan
Cawil Xundub cali salaan
Khalil Maxamed yare
Muuse Haybe
Aadan Maxamed Cali gaboose
Ismaaciil Aadan-dhari
Khadar Ahmed Cilmi
Siciid Ahmed Cilmi
Ahmed Jaamac Ali
Maxamuud Jaamac Qabile
Maxamuud Cumar good
Maxamuud Cabdilahi Gamuur

iyo Dhamaan asxaab kale oo faro badan, waxay Marxuumka ilahay uga baryayaan inu u naxariisto oo u nuuro xabaasha.

 

AAMIIN


 


Mohamed Aden
daldhameeye@yahoo.com