-Cabdiqaadir Xaaji Ismaacill Jirde iyo xaaskiisa , Samsam Maxamed Saalax iyo caruurtooda

-Mako Caalin Cige iyo caruurteeda

-Reer Maxamed Saalax


Waxaan tacsi u diraynaa guud ahaan shacbiga reer Somaliland meel walba ooy joogaanba , gaar ahaan qoyskii , caruurtii, eheladii ,qaraabadii , asxaabtii , uu ka geeriyooday, Allah ha u naxariistee , SULDAAN CABDIRAHMAN SHEEKH MUHUMED CILMI BARAALE , oo maalintii Arbacadi i, December 10 , 2008 , ku geeriyooday magaala madaxda wadanka Jamhuuriyadda Somaliland ee Hargeysa.

Waxaan Ilaahay uga baryaynaa danbi dhaaf iyo In Ilaahay marxuumka Janno fardawsa ka waraabiyo , dhammaanteenna Ilaahay samir iyo Iimaan Innnaga siiyo.



 


Aamiin  Aamiin  Aamiin