Waxanu tacsi u diraynaa eheladii iyo qaraabadii iyo dhamaanba sxbtii ay ka geeriyoodeen Alle ha u naxariistee marxuum Gaaxnuug Hersi Cige iyo marxuum Suldaan Cabdi-raxmaan Sh.Muxumad oo ku geeriyooday magaalada Hargeysa, waxanu labada marxuum ILAAHAY uga baryaynaa inuu ka waraabiyo janatul fardowsa dhamaanteena samir iyo Iiman inaga siiyo Aami Aamin Aamin

Suldaanka iyo Oday Gaaxnuugba waxay ahaayeen rag kow ka ah talo reer, mid degmo, iyo mid qaranba. Rag nabadda iyo dhismaha bulsho aan cidna ku haleen marxalad kasta oo dalka Soomaliland soo maray gaar ahaanna Gobalka Maroodi Jeex. Arrimha nabadda ee ay ka hawl galeen se waxay ahayd mid heer qaran oo carda Soomaliland gees ilaa gees taabatay. Waxa Suldaanka u dheeraa hawlaha bulsho ee Gobalka Soomalida Ethiopia, oo ah meesha lagu caleemo saaray.
Waxaanu ILAAHAY uga baryaynaa inuu u naxariisto oo uu janatal fardows ku abaal mariyo labada oday, innagana dhammaan inaga siiyo samir iyo Iimaan.

1- Axmed Xasan Carwo
2- Maxamed Feero Askar
3- Maxamed Cabdillahi Yaasiin
4- C/Hakiim Xasan Carwo
5- Dhamac Cabdillaahi
6- Ibraahim Xuseen Caabbi
7- Fu'aad Xasan Yaasiin
8- Axmed Yuusuf Xirsi
9- Maxamuud Aw Xasan
10- Najiib Xasan Xaashi
11- C/karim Gamuute
12- C/Kariim Aadan
13- Mubaarak Axmed Yare
14- Xuseen ISmaaiil
15- Cumar Kibaar
16- Cabdillaahi Askar
17- Cumar Cabdillaahi Yaasiin
 

 

 


Ahmed Arwo

Cardiff UK