Tacsi, alaa yarxamuh waayeel xasan ismaaciil xasan bari ilaahay samir iyo iimaan haka siiyo ehelkiisii iyo qaraabadiisaba

 


 

Waxaan tacsiyadaynaa cabdi qaadir xasan bari iyo dhamaan ehelkii iyo qaraabadii uu ka bax ay ilaahay ha u naxariistee aabahood xasan bari oo ku xijaabtay magaalada hargaysa marx uunka oo ahaa odaayasha ugu caansanaa degaanka maroodi jeex ayaa ku geeriyeeday mag aalada hargaysa.


waxaanu ilaahay uga baryaynaa inuu ka yeelo inta naxariistiisa hadhsata ee janooyinkiisa ku nasta. inaa lilaahu wa inaa ilayhi raajicuun[ kulu nafsun daa,iqatul mawt]
samir iyo iimaana ka siiyo dhamaan ehelkii iyo qaraabadii marxuunku ka baxay
 

 

 


Siciid Cabdi Dheen
dheen2011@hotmail.co.uk
London