TACSI KA TIMID LA-TALIYAHA MADAXWEYNAHA EE DHAQAALAHA MUDANE AXMED X. CARWO

 




TACSI: GEERIDA MARXUUM CABDIRISAAQ X. XUSEEN R/WASAARIHII HORE EE SOMALIYA LIXDANAADKII

Waxaan tacsi u diraya ehel, qaraabo, xigto iyo xigaal, iyo asxaabta Marxuum Cabdirisaaq X. Xuseen Alle ha u naxariistee, Raisal Wasaarihii hore ee Soomaliya lixdanaadkii.Waxd u u ahaa siyaasi aad uga muuqday siyaasadda Soomaliya ilaa xiligii isticmaarka Talyaaniga. Waxuuna soo qabtay xilka Wasiirka Gudaha iyo R/Wasaare.

Waxa lagu xusuusta inuu ahaa xubinta kaliya ee Golaha Barlamaanka ahayd mucaarid do orashadii 1969, kolka intii kale ay dhammaan isku shubeyn xisbi xaakimkii SYL.

Cabdirisaaaq oo muddo dheer laaji ku ahaa dalka Maraykan oo uu ku dhintay Jimcihi 31 Ja n, 2014 waxuu ahaa nin la socda siyaasadda Soomaliya, isagoo mucaaridnimo iskaga casil ay xilka safiirnimo oo uu noqday mucaarid lid ku ah xukunkii keli taliska Siyaad Barre.

Waxuuna maqaalo qaawiyey dilkii iyo xasuuqii loo geystay shacbiga Soomaliland uu ku so o bandhigay jaraaidka galbeedka isagoo si toos ah u dooxay macangagnimadii xukunkii keli-taliska aha.

Alle ha ha u naxariisto Marxuum Cabdirisaaq X. Xuseen hana ka yeelo kuwa dhaxla janatul fardaws, ehel iyo asxaabna heyna waafajiyo samir iyo duco. Aamiiin.

http://samotalis.blogspot.com/