Tacis Tiiraanyo leh

 



Jaalliyada Gobolka Gabiley ee degan wadanka Holland waxay tacsi u dirayaan qoyskii,
Elahkii, iyo dhamaan dadweynaha Gobolka Gabiley geeridii naxdinta lahayd ee ku timid
alla ha u naxariistee Marxuum Cabdi Aw Cumar Kulmiye oo ku geeriyooday 16-8-2013
Gabiley.

Waxaanu Ilahay uga baryenaa inuu Naxariistii janno ka waraabiyo, dhamaanteena sabir iyo iimaan inga siiyo.

Amiin.
 

 


Maxamed Yuusuf Buux
Holland.