Taageero iyo hambalyo ku socota shirweynaha laguso doortey musharaxa madaxweynenimada xisbiga UCID


 


Anigoo ku hadalaya magaceyga oo aha Cumar Darood Xassan iyo ka taageerayaasha xisbiga U CID e dalalka Iskandanivikana waxanu halkan hambalyo iyo bogaadin an la so koobi kareyn uga direyna madaxda iyo golayaasha xisbiga UCID ee u maanta o ey bishu tahay 28 Oct.012 uga fu ro maya shir weynahoodi 5anad magaalada Hargeysa, waxanu taageersan nahay runtii isla ma rkan ku faraxsan nahay doorashada loo doortey musharaxnimada madaxweyne nimo mudane Jamaal Ali Hussein iyo kuxigeenkiisa o loo doortey mudan Abdirashid Hassan Mataan, waxanu ilaahey uga baryayna in ay labada aqoonyahan ee dhalinyarada ihi talada dalka gacantooda midiga so gasha dalkan ay horumar iyo cadaalad iyo siinaan ku hogaamiyaan mustaqbalka.so socda..

Waxanu si gaar ah u bogaadineyna dhamaan xubnaha golaha dhexe e xisbiga UCID e u codeyay labada musharax islamarkan u ansixiyay jagooyinkaasi loo igmaday labadaasi aqoonyahan...

Guulbaanu u rajeynaynaa xisbiga UCID iyo madaxda sharafta leh e la doortey.. DOQON LAMA GARGAARO KURSI LA,MA DULSAARO E SIDAYDA RAG KULUULOO KARTI LAA LA DOORTA..


 


Omar Darood Hassan

Gudoomiyaha Nordic ee UCID