TAAGEERAYAASHA XISBIGA WADANI EE HOLLAND

 


 


Waxaa dhamaan la ogeysiinayaa Taageerayaasha Xisbiga Wadani ee Holland in la qaban  Doono 26-12-2015 doorshadii xubnaha Xisbiga Wadani ee laanta Holland ,

Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan Tartamayaaasha iyo taageerayaasha in maalintaa uu dhici doo no tartanka,hadaba cidii daneynaysa oo aan hore ugu jirin liiska mushararixiinta Way isa soo diiw aan galin karaan in ta kahoreysa maalintaa, nagala soo xidhiidha E-mailka  Hoos ku xusan.

Waxaa sidoo kale maalintaa goobjoog ka aha dhamaan laamaha X Wadani ee wadamada Yuru b,sidoo kale waxaa joogta oo goobta ku sugan fanaaniin kala duwan iyo marti sharaf kale

Gudiga qaban qaabada

1- maxamed cali dheere
2- C/risaaq maxamed
3- Sh. Maxamed
4- Aare cabdi
5- Axmed suldaan
6- Xumad aw cabdi
7- Mama Aamina
8- Amal abdisalan
9- Drs sucaad
10- Faisa axmed

Goobtu waa: schoonnegedreef 27
3562 GG UTRECHT
Date: 26-12-2015
Time: 17:00- 02-00 uur


Fadlan wixii faafahin ah nagala soo xidhiidha
wadaniholland@hotmail.com

Alla mahad leh

Gudiga qaban qaabada