Suldaanka Guud ee Gobolka Gabiley,Suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdiraxman, oo tacsi u diray Weriye Axmed Xasan Cawke iyo ehelkii uu ka baxay marxuum Xasan
Warsame Seed

 

 

Hargeysa (TNN)-Suldaanka Guud ee Gobolk Gabiley,Suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdiraxma n, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray Weriyaha ruug cadaaga ee Axmed Xasan Cawke iyo walaashii Canab Xasan Cawke, oo Hooyadood,marxuuma Caasha Xirsi Mixile,oo Hargeysa ku geeriyootay. Suldaan Ismaaciil ,wuxuu ilaahay uga baryey inuu marxuumada Janno Fa rdawsa ka waraabiyo,dhammaanteena samir & iimaan innaga siiyo.

Sidoo kale,waxaa uu Suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdiraxman, tacsi tiiraanyo leh u diray ehelkii & qaraabadii uu ka baxay marxuum Xasan Warsame Seed,oo Hargeysa ku geeriyo oday.

Suldaan Ismaaciil ,wuxuu ilaahay uga baryey inuu marxuumka Janno Fardawsa ka waraa biyo,dhammaanteena samir & iimaan innaga siiyo.

 

 


Timacade News Desk
Hargeysa,Somaliland