Suldaanka Guud ee Beel weynta Subeer Awal ,Suldaan Xasan Sul daan Cabdilaahi,oo dhambaal tacsi ah u direy eheladii iyo qoyskii uu ka Baxay Marxuum Ismaaciil Xaaji Cabdi Ducaale oo ku geeriyooday Hargeysa.


 

 

Hargyesa (TNN) Suldaanka Guud ee Beel weynta  Subeer Awal , Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi Sulda an Cabdiraxmaan ,oo dhambaal  tacsi ah u diray  eheladii, qoyskii, qaraabadii, xigaalkii,asxaabtii iyo guud ahaan shacabka reer Somaliland , ee uu ka baxay Marxuum Ismaaciil Xaaji Cabdi Ducaale

Rabbi naxariisiitii janoo Fardwasa ha ka waraabiyee, Marxuum Ismaaciil Xaaji Cabdi Ducaale, waxa uu ka mid ahaa mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland ,waxaa kale oo uu sarkaal sare ka ahaa Shirkadda Dahab-Shiil Group.

Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi ,waxaa uu Allaha awoodda leh uga baryey in  Marxuumka, Ismaaciil X aaji Cabdi Ducaale, inuu naxariistii jano Fardawsa ka jawaabiyo, danbi dhaafnna u fidiyo, guud ahaan uma dda  reer Somaliandna ee marxuumku ka baxayna  samir iyo iimaan ka siyo.


 



Timacade News Desk
Hargeysa , Somaliland