Allah  ha u naxariistee waxa maanta ku geeriyooday Caasimadda
Somaliland ee Hargeysa Suldaan Cabdiraxmaan Sheekh Muxumed Cilmi Baraale,oo ahaa Golaha Guurtida Somaliland,ahaana miisaankii cuslaa ee dhidibada u dhigay,nabada iyo xasiloonida dalka,wuxu ahaa ragga ugu magaca dheer Somaliland inta la garanayo taariihkda,soo jireenka,wuxu ahaa adoon ku wanaagsan cibaadada eebbe,noloshiisana ku dhamaystay samo ka tallin.


Arrin dalka ka dhacday oo aannu islaaxeeda ka shaqayna lama sheegin.Ilaahay janadii fardawsa ha ka waraabiyo inagana samir iyo iimaan ha inaga siiyo.
 

 

 


Cabdiraxamn Ibrahim Buuh

Longlivesomaliland News Media
Leicester Office , UK