Soomaaliland mid baan leeyahay somaliyana
mid baan leeyahay
Ugu horayn waxaan salamayaa akhristayaashayda qaaligaa .hadii aan
hoos ugu daadago ujeedada qoraalkayga waxaan doonayaa in aan lahadlo
qayladhaanta kabaxaysa somaliya iyo Somaliland
Somaaliland midbaan leeyahay
•
Somaliland midbaan leeyahay oo waxaan leeyahay waar qaylada iska
daaya waa la ogyahay oo gooni isu taiga Somaliland shaki kuma jiro
•
Somaliland waxaa lagu ogaa wadaninimo
waxaa lagu ogaa nabad jacayl iyo daganaan .
•
Somaliland waxay hore ugoosatay in ay
gooni isu taagto oo ay noqoto dawlad somaliya kamadax banaan waxaa
waanay ku guulaysteen lakiin manta loogama baahna manta in uu
qaarkood mututuul kagalo qaranimada dalkooda
•
Somaliland wad al jira waana mid aan
waligeed suurto galayn in aad somaliya ku noqotaan oo taasi waxay
tahay sida baabaco timo kama soo baxaan
Markaa waxaan leeyahay manta waxaad udadaalaysaan horumar ,nabad
sugid,raali galinta shacabkiina ,waxaan leeyahay waar hadal waa laga
gaabsadaa nin iska hadlayna waa loo aamusaa ee kagaabsada oo
halkiina kasiisocda.
Soomaaliyana midbaan leeyahay
Waxaan leeyahay waxaa hore loo yidhi tiisaba daryeelaa tukale kudara
horta somaliya waxaan leeyahay didibsada tani wa Somaliland waanad
taqanaan waxay tahay hadii aad doonaysaan in aad kamid dhigtaan
somaliya taas waxaad uga samirtaan sidii qof dhintay oo qabri lagu
raday Somaliland marnaba haku fakarina in ay kamid noqoto somaliya ,waxaan
leeyahay mawaxaa naqaskii idinka soombaxay markii umadiina gar
gaarka loo fidiyay taasna waa mid aan caadi noqonayn waxaan leeyhay
hays daalinina waxaadna kubiyo cabtaan in aydaan weligeed helayn .
Waxaan leeyahay waxay somalidu kumaahmaahdaa ama afeef hore lahow
ama adkaysin danbe markaa somaliyaay hadii aad ubaahantahay
Somaliland hore ayaad teelo ugu dhiganlahayd markaa waxaan leeyahay
kugaabsada wadankiina hadii aad faragalin kusamaysaana dee
jawaabteedu way joogtaa.
Wabilaahi tawfiiq
Qalinkii:nafisa{kalgacal}
Email:xaqiijiwadaniyada@hotmail.com |
|