Soo Dhawayntii Gudoomiya Xidbiga Ucid Mudane Faysal Cali Waraabe Ee
Magalada Los Angeles Ee Gobalka Calfornia
Los Angeles (TNN):-Waxaa habeenkii xalay ahaa ooy taariikhdu ku beegnayd July 4 th 2014
Ca sho sharaf loogu sameeyay Magaalada Los Angeles ee Gobalka
California Gudoomiya Xidbiga Uc id Mudane Faysal Cali Waraabe oo
dhawaannahaba booqasho ku marayay magalooyin badan oo ka mida dalka
Maraykanka.
Gudoomiye faysal ayaa dhawaan ka qaybgalay shir dhawaan ka furmay
wadanka Mexico oo ay ka soo qayb galeen xisbiyada Hanti wadaaga oo
ah shir sanadle ah oo sanad walba lagu qabto wadamada ay ka jiraan
xisbiyada hanti wadaaga ahi.
Gudoomiye Faysal ayaa casho iyo isbarasho dabadeed mahad naq u soo
jeediyay bulshada halk aa ku soo dhawaysay
Timacade News Desk
Los Angeles,California,USA
|