Dood furan:  Soo dhaweyntii aan loo kala hadhin ee  Profe ssor Axmed Ismaaciil Samatar & diidmadii in la huwiyo,oo lagu sharfo  Calanka Tawxiidka leh ee Jamhuuriyada Somaliland

 

 

 

 

Waa Gob iyo caadkeed  in laysa soo dhaweeyo,la isa soor yeeyo ,waana Gun iyo caadkeed in a anay marnaba ka mahad celin , kana abaal gudin !!!!!

 

Waxaan ka codsanaynaa dhamaan Abwaanada,Gabayaaga,Heesaaga,Abqariyiinta & Qorayaa sha Somaliland, ee  ka damqaday falka foosha xun ee Professor Axmed Ismaaciil Samatar kula kacay Calanka Tawxiidka leh,ee boqolaalka kun ay Dhiigoodii ,Naftoodii & Maalkoodiiba u hure en, inay  doodan kaga qayb galaan , Suugaantooda & Qalinkooda, kuna  difaacaan Calankeenna Cawaale ee aan ku dhaadanno.

 

Somaliland Ha Noolaato

Long Live Somaliland

Somaliland Ha Jirtoo , Ha Joogto Abidkeed

 

 

 

TIMACADE NEWS NETWORK TNN