somaliland iyo maanta ( waa talo gudoonshuhu go,aankeeda leeyahay)
Somalilan waa dal ay ku dhaqan yihiin mujtamac kala duwan kuwaas ku
bahoobay diin kaliya , dawlad kaliya ,calan kaliya iyo luqad kaliya.
waxay in badan umadani ku jirtay
halgan aad u adag oo ah dhinaca horumarka bulshada siyaa sada iyo ta
ugu xooog badnayd oo ahay dhinaca dhaqaalaha hadaba ma maraynaa
ayaad u mal aynaysaa wadadii saxda ahayd ee lagu gadhi lahaa guusha
wayn mise qolada siyaasiyiinta ay aa marba meel cayaar inooga
tumaaya oo umadiina kala qaybinaaya
Rag inuu galad badan Gobol inuu
wacnaado
guudka saarto nimcada
gunta midhaha buuxsado
ragana kaba godoomoo gobol kalana gaabiyoo
gaashaanka looqabto gawrac loo adkeeyo
*****
Uma guuxin waayadan
uma garaabin maalmahan
sida garasho loo dhigay
sida gacalka loo dhaqay
geenyadeenan shaaximan guusheenan ugubka,a
habka loo galbinayaa habka loo
godlayaa
wayla guracantee garo
wayla gudhantee garo
*****
waa talo gundoonshu
waa talo gudoonshuhu
go,aankeeda leeyahay go,aankeeda
leeyahay
asagay u gaartahay asagay u gaar tahay
hadu garasho siinaayo haduu
garasho siinaayo
*****
wabilaahi
tawfiiq
|
Siciid Cabdi
Dheen
dheen2011@hotmail.co.uk
London,UK |
|