Mayor Adan Shiine
Waxanu Siyaasi Aadan wali Hadalkiisa Ku Bilaabay sidan
."Anigoo ah
Aadan maxamed Xaaji Wax an Halkan Uga mahad Celinayaa Allah subxanahu
watacalaye mahada Ilahay Ka sokow waxan Mahad celin iyo Hanbalyo U
Dirayaa Wasiirka wasaarada Arimaha Gudaha somaliland Ee Gartay in Uu
Mar kale Soo Magacabo Gudomiyaha Tog-wajaale Mr Aadan
Shiine Oo ah Nin
Daacad ah Oo Garanaya Shaqada Uu U Hayo Umada Waxanan Ugu
Ducaynayaa Gudomi yaha Cusub Ee Wajaale In Ilahay Xalkasi Ku Asturo
AnigoKu Kalson Inuu Waxbadan Qaban Doono Oo Aan Xilkasi Loga
Warwaraynin mr Aadan muuse cilmi (Mr Aadan shiine ) Siyaasi (Aadan wali) Oo Hadilkiisa Sii Wata ayaa Xusay In Gudomiye Aadan shiine Uu Wax bada n ka Qabtay Tog-wajaale Markii Hore Ee Uu Xilkasi Hayay waxanu Yidhi Aadan wali Gudomiye Sh iine waa Nin Aan Loga war waraynin Xilkasi Isagoo Wakhtigii Uu Xilkasi Hayay Wax Ba dan Ka Qa btay Adeegyada Arimaha Bulshada Waxanan Isla Wakhtigani Filayaa In Halkii Kasii wadi Doo no Hawlihii Horumarined Ee Uu U Hayay Shacbiga Reer Wajaale. Siyaasi Aada wali Oo Hadalkiisa Sii wata ayaa Tilmaamay In Gudomiyaha Cusub Ee Wajaale Lo so o Magacabay Mr Aadan Muuse Cilmi Aanu Ahayn Nin Tog-wajaale Ka shaqaysanaya Oo Ha nti Uruursi U Yimiday Balse waa Nin U Shaqaynaya Bulshada Oo Jecel Horumarka Iyo wax wad a Qabsiga Reer wajaale Mana Aha Nin Lagu Xaman Karo Qabyaalad Iyo Kala Qaybinta Dadka Reer wajaale Balse waa Nin Ku Caan ah Midaynta Bulshada Oo U Taagan Inuu Wax U Qabto Da dkiisa Iyo Dalkiisa. Siyaasi Aadan Wali waxa Uu Fariin U Diray Bulshada Ku nool Magaalo Ganacsiyeda Togwajaale waxanu Yidhi ,"Waxaan Bulshada Reer Wajaale Kula Dardaarmayaa Inay Gartaan Hormarka Iyo Wax wada Qabsiga Anigoo Ka Codsanaya Inay La shaqeeyan Gudomiyaha Cusub Ee Mar kale Nasiibku siiyay Oo Ahaa Nin Jecel Hormarinta Tog-wajaale Iyo waxqabadka Dadkiisa." Kolayba Bulshada Reer Wajaale Intoda Badan waa Dad Xadaariya Oo Jecel Horumarinta Iyo W ax wada Qabsiga Oo Hore Ula soo Shaqeeyay Gudomiyaha Hadana Loga Fadhiyo Inay Sidii Iyo Si Kasii Wanaagsanba Ula Shaqeeyan Mr Shiine Oo Ay Meel Uga soo wada Jeedsadan In ta Jecel Boobka Iyo Kala Ta Faraaruqa Umada Wajaale waxanan Odhan Lahaa gacan Bir ah iskaga Qab ta Dadka Waji Kumacaashka ah ee Kolba Ninka Wax Idiin Qabanaya Ka soo Horje eda Ee Doona ya Hantida Umada Inay Cunaan.
|