Sidee Ayey Ugu kala Codeeyeen Xildhibaanadii Guurtidu Mooshinkii Mudda Kordhinta Ee Dawlada

 


Beesha Habarjeclo


1. Cabdiraxmaan Cismaan Cabdulle ( Cumar Jibriil) Wuu diiday Muddo Kordhinta.

2. Caydiid Cabdi Maxamed ( Xaydh) ( Cumar Jibrill) Wuu diiday muddo korhinta.

3. Sahal Jaamac ( Cumar Jibriil) Wuu diiday muddo kordhinta.

4. Pro: Axmed Diri Cali ( Cibraan) Wuu diiday muddo kordhinta.

5. Maxamed Maxamuud Diiriye (Cibraan) Wuu diiday muddo kordhinta.

6. Aadan Shire Faarax (Biciide, Baho) Wuu diiday muddo kordhinta.

7. Siciid Shire Xuseen ( Uduruxmiin) Wuu diiday muddo kordhinta.

8. Cawil Cismaan Maxamed ( Reer Yoonis) Wuu diiday mudo kordhinta.

9. Khadar Xuseen Sahal ( Reer Dood) Wuu diiday muddo kordhinta.

10. Cawil Xuseen Axmed Ina Dawiil. ( Reer Daahir) Wuu diiday mudo kordhinta.

11.. Ismaaciil Xaaji cabdi ( Sanbuur ) Wuu diiday muddo kordhinta.

12. Maxamed Jaamac Abokor ( Sanbuur) Wuu diiday mudo kordhinta.


Beesha Arab

1. Cabdiraxmaan Qawdhan Maxamed ( Subeer Cali) Wuu diiday muddo kordhinta.

2. Jaamac Faarax Axmed ( cabdalle aarab) wuu diiday muddo kordhinta.

3. Maxamed Ismaaciil Cabdi ( Reer Cali) Wuu diiday muddo kordhinta .

4. Khadar Ismaaciil Qardhab ( Maxamed Fanax) wuu diiday muddo kordhinta.



Beesha Habaryoonis


1. Cabdillaahi Ibraahim Xirsi ( Reer Sugule) Wuu diiday muddo kordhinta.

2. Cumar Nuux Xasan ( Reer Cawl) Wuu diiday muddo kordhinta.
 


Beesha Ciidagale

1. Marwadii Maxamed Cismaan, Laangadhe Libaaxo ( Baho Dhamal) Wey diiday muddo kordhinta.


Beesha Warsangeli


1. Maxamed Hiirad Shir-tag Wuu diiday muddo kordhinta.

2. Cabdillaahi maxamed Huruuse, wuu diiday muddo kordhinta.

3. Maxamed Siciid Dhiif, wuu diiday muddo kordhinta.

4. Cabdillaahi maxamed Xaaji Xuseen, Wuu diiday muddo kordhinta.

5. Faysal Maxamed Axmed, wuu diiday muddo kordhinta.

6. Cabdisalaam Axamed Siciid, wuu diiday muddo kordhin.
 


Beesha Dhulbahante


1. Cumar Faarax Budeeye, wuu diiday muddo kordhinta.

2. C/Rashiid Sh. Cabillaahi Aden, wuu diiday muddo kordhinta.

3. Muuse Ciise Faarax ( Xamari ). wuu diiday muddo kordhinta

4. Xirsi Ciise Jaamac, wuu diiday muddo kordhinta.

5. Maxamed Weli Warsame Cali, wuu diiday muddo kordhinta.

6. Cismaan Cali Cabdi ( majo-qariye), wuu diiday muddo kordhinta.

7. C/raxmaan Cabdi X.Faarax, wuu diiday muddo kordhinta.

8. Axmed Xasan Saalax, wuu diiday muddo kordhinta.

9. Xasan Cumar Axmed, wuu diiday muddo kordhinta.



Beesha Habar Awal


1. Cabdiraxmaan Shiikh Yuusuf Shiikh Madar ( Reer Xoosh) Wuu diiday Muddo kordhinta.
 



XILDHIBAANADA TAAGEERAY MUDDO KORDHINTA



Beesha Samaroon.


1. Yuusuf Sh. Axmed Cabdilaahi ( Ugaaska). Wuu ogolaaday Muddo Kordhinta.

2. Nuur Rayaale Khayre. Wuu ogolaaday Kordhinta.

3. Xuseen Madar Xoosh ( Suleex ). Waa ogolaaday Muddo Kordhinta.

4. Ibraahim Ciise Buux. Wuu ogolaaday Kordhinta.

5. Cabdiraxmaan Axmed Araaye. Wuu ogolaaday Muddo Kordhinta.

6. Diini Cabdullaahi Hande. Wuu u ogolaaday Muddo Kordhinta.

7. Maxamoud Xareed Rooble. Wuu u ogolaaday Muddo Kordhinta.

8. Daahir Cali Jaamac. Wuu ogolaaday Muddo Kordhinta.



Beesha Ciise.


1. Axmed Daahir Maxamoud ( Jirde). Wuu ogolaaday Muddo Kordhinta.

2. Sh. Maxamoud Xirsi Faarax. Wuu u ogolaaday Muddo Kordhinta.

3. Nuur Sugaal Geelle. Wuu ogolaaday Muddo Kordhinta.

4. Axmed Waaberi Maydhane. Wuu ogolaaday Muddo Kordhinta.



Beesha Ayuub.


1. Cabdiraxmaan Cismaan Jaamac. Wuu ogolaaday Muddo Kordhinta.

2. SH. Axmed Nuur Furre . (Guddomiye ku xigeenka Gollaha). Wuu ogolaaday Muddo Kordhinta.

3. Cali Aden Qalinle. Wuu ogolaaday Muddo Kordhinta.



Beesha Habar Awal.


1. Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiraxmaan Sh. Maxamed ( Jibriil Abokor). Wuu ogolaaday Muddo Kordhinta.

2. Sh. Cabdiraxmaan Maxamed Muuse. ( Makaahiil). Wuu ogolaaday Muddo Kordhinta.

3. Sh.Khaliif Sh. Xasan Cusmaan ( Reer Liibaan). Wuu ogolaaday Muddo Kordhinta.

4. Muxumud Aw Axmed X Aden.( Adaraxmaan sacad). Wuu u ogolaaday Muddo Kordhinta


5. Saleebaan Garas Seed. ( Ciise Muuse) Wuu ogolaaday Muddo Kordhinta


6. Maxamed Carab ( Ciise Muuse). Wuu ogolaaday Muddo Kordhinta


7. Xasan Axmed Faarax ( Boobe) ( Ciise Muuse). Wuu ogolaaday Muddo Kordhinta

8. Xaashi Cabdi Shiil ( Maaya khaarij). ( Coofle Badhi). Wuu ogolaaday Muddo Kordhinta.



Beesha Toljecle.


1. Cabdi Cabdillaahi Xasan ( Cabdi Waqooyi). Wuu ogolaaday Muddo Kordhinta.

Beesha Ciidagale.

1. Xaaji Cabdi Xuseen Yuusuf ( cabdi Waraabe). Wuu ogolaaday Muddo Kordhinta.


2. Maxamoud Maxamed Yaasiin ( DHeeg) Wuu ogolaaday Muddo Kordhinta.

3. Maxamoud Cabdillahi Qaalib ( Ina diri-qadhaadh) Wuu ogolaaday Muddo Kordhinta.
¨


Beesha HabarYoonis.


1. Axmed Muuse Obsiiye ( Reer Caynaanshe). Wuu ogolaaday Muddo Kordhinta.

2. Ibraahim Aw Nuur Jiciir. ( Reer Xuseen). Wuu ogolaaday Muddo Kordhinta.

3. Farxaan Ciise Ubaxle. ( Isxaaq). Wuu ogolaaday Muddo Kordhinta.

4. Saciid Cabdillahi Yaasir. (Muusse Cbdalle). Wuu ogolaaday Muddo Kordhinta.

5. Ina Xiris Guur-xume ( Reer Ugaadh). Wuu ogolaaday Muddo Kordhinta.
 


Beesha Arab.
 

1. Cabdiqaadir Aw Xuseen Mire ( Samane). Wuu ogolaaday Muddo Kordhinta.

2. Cabdicaasiis Maxamed gaaxnuug ( Saleebaan). Wuu ogolaaday Muddo Kordhinta.



Beesha Warsangeli.


1. Siciid Jaamac Cali. Wuu ogolaaday Muddo Kordhinta



Beesha Dhulbahante.


1. Cawil Cabdullaahi Caydiid ( Baharasame) Wuu ogolaaday Muddo Kordhinta.

2. Cabdiqaadir Maxamed Xasan (Indho). Wuu ogolaaday Muddo Kordhinta.

Beelaha Kale ee Xubnaha Ku leh Gollaha.


1. Cabdillaahi Shiikh Xasan Cismaan ( Abba-yoonis). Wuu u ogolaaday Muddo Kordhinta.

2. Shiikh Cumar Shiikh Axmed Fure ( Akishe). Wuu ogolaaday Muddo Kordhinta.

3. Yuusuf Cabdillaahi Cawaale ( Madigaan). Wuu ogolaaday Muddo Kordhinta.

4. Axmed Nuur Aw Cali aadan ( Magaado). Wuu ogolaaday Muddo Kordhinta.

5. Jirde Siciid Maxamed ( Muuse-dheriye). Wuu ogolaaday Muddo Kordhinta.

 

 

 



By: Osman Abdillahi Sool....Freelance Journalist.