Shirweynihii horumarinta iyo tayaynta wax barashada ee caruurta ku hadasha afka soomaaliga oo la soo gab ogabeeyay iyo doorkii firfircoonaa ee shirkaddaha Dahabshiil Groups

 



Hargeysa (TNN)-Shirweynihii Horumarinta wax barashada ee bulshada ku hadasha afka Soo m aliga Ee ay sooqabanqaabisey Hayada EDC oo maalmahanba kasocdey Hotel Maansoor Ee magaalada Hargeysa ayaa soo Gaba gabeeyey,shirkaasi uu soo socday 3 maalmood ee la so o dhaafay

Waxaa ka soo qaygalay in ka badan 200 oo ergay kuwaasi oo isaga kalayimid deegaanada d adka Somaalidu degaan Masuuliyiin farabadan oo ka soo kala jeeda meelo kaladuwan oo dal ka iyo dibaddiisa ah ayaa halkaa ka soo jeediyey khudbado kaladuwan,balse nuxurkoodu taa banyey sidii sare loogu qaadi lahaa aqoonta dadka


Somaliga ku hadla gaar ahaan waxaa shirkaasi diiradda xoog loogu saaray intii uu socday nid aamka waxbarasho ee ay gudbiyaan Jaamacadaha dadka Somalida.Masuuliyiintii shirkaasi ka hadashay waxaa kamid ahaaDr Maxamed Khaliifa oo ah kaaliyaha madaxa Jaamacadda Michi gan oo ka socday Jaamacadda Mishigan State University ee dalka Maraykanka,waxaanu hal kaa ku soo bandhigay daraasad qiimo badan oo ka tarjumaysayfaa’iidada waxbarasha iyo kaalinta ay ku leedahay saamayna nolosha aadamaha.Madaxa xafiiska EDC oo halkaa ka had ashay kalaintii ay shirkadda Dahabshiil ku lahayd shirkaasi iyo dhaqaalihii ay ku bixisay oo gaadhayey $8000 oo doollarka Maraykanka ah,waxaanay halkaa uga mahad

celisay dhaqaalaha baaxadda leh ee ku bixiyeen shirkaasisi looga midho dhaliyo ahamiyaddii laga lahaa shirkaasi iyada oo ariimahaa ka hadlaysan waxay tidhi “waxaanu aad ugu mahd naqaynaa Shirkadaha.Dahabshiil groups oo shirkan ku biixiyey lacag dhan $8000” ayey tidhi Madxa EDC ee Somaliland Drs Khadar Cabdiqaadir waxaanay cobaahiyaya ku soo dhawaysay Professor Xasan Maxamed Jaamac [Xasan Xiis] oo ah madaxa xidhiidhka dadweynaha iyo suuq-geynta shirkadaha Dahabshiilgroups.


Waxaanu halkaa ka soo jeediyey khudbad qiim badan oo ka tarjumaysaywaxbabadka Dahabs hiil ee ku aadan hormarka bulshada Somaliyeed,waxaanu sharaxaad dheeraad ah ka bixiyey taariikhdii hore ee aas aaska shirkadda Dahabshiil oo gaadhaysa ilaa iyo 42 sanadood. Mada xa xidhiidha dadweynaha iyo suuq geynta ee shirkadaha Dahabshiil grousp Professor Xasan Maxamed Jaamac waxa uu sheegay shirkadaha Dahabshiil groups inay dhaqalae farabadan ku bixiyaan xagga hormaka bulshada Somaliga ku hadashay gaar qaybaheeda kaladuwan “dh amaan Jamaacadadah gobalada dalka Somaliya oo dhan sanadkiiba waxaanu siisaa dhaqaale anau ku caawinayo tayeynta waxbarashada dadka Somaliyeed”yuu yidhi Professor Xiis.


Dhanka kalana Professor Xiis waxa uu ka hadlay kaalinta Dahabhsiil groups ka geystaan dhin acyada Technology-yadda sida Enternet xawaarihiisu aad u sareeyo iyo qaybta telfoonada ee shirkadda Somtel,dhanka kalana waxa uu sheegay inay qayb wayn ka qaataan xalinta khil aafkaad iyo colaadaha ragaadiyey mandiqadda Somaligu daganyahay “Dahabshiil groups wa xa akale oo qayb weyn ka qaadataa xallinta khilaafaadka iyo adkaynta nabdda” ayuu yidhi Professor Xasan Maxamed Jaamac. Waxaa isna halkaa ka hadlay madaxa Jaamacadda Jigjiga Prfessor Cabdinaasir – waxaanu halkaa ku soo bandhigay nuxurka waxqabadka golaha dha waan la dhisay ee lagu magacaabo golaha daryeelka iyo dib udhiska afka Somaliga,waxaanu sheegay inay ujeedada dhisidda golahaasi ahayd sidii loo bad baadhin lahaa afka Somaliga oo dayacaad badanihaysato tan iyo markii ay burburtay Dawladdii Somaliya sanadkii1991-kii.Dr Cabdinaasir Axmed Ibraahim waxa uu sheegay xubnaha golahaasi oo ka kooban 12 xub nood inaanay dhaqaale ahaan ku xisaab tamayn cid aan ka ahayn bulshada Somaliyeed “xub n aha golahni waa 12 dhaqaale ahaan majirto cid aan bulshada Somalida ahayn oo uu ku tii san yahay isla markaan uu waxka sugayo” ayuu yidhi Professor Cabdinaasir gudoomiyaha J aamacadda Jigiga ee xarunta Dawladda Kilillka 5aad ee Somalida.


Dhanka kalana waxaa sheegay inay lagama maarmaan tahay sidii dib loogu habayn lahaa af ka Somaliga sida luuqadaha kale ee caalamka “afka Somaliga waa inaan innagu kobcinaa had dii kale majirto cidkale oo u maqani” ayuu yidhi Professor Cabdinaasir “caruurteena waa ina an barraa afka Somaliga”ayuu yidhi.


Maxamed Cumar Carte Q aalib oo halkaa ka hadlay waxa uu ka waramay sida loogu baahan yahay in la hirgaliyo isla markaana la dardargaliyo kobcinta afka Somaliga iyo sidii diiradda loo saari lahaa sidii caruuraha Somaliyeed loo bari lahaa afkooda hooyo ee qaaliga ah. Maxa med Cumar waxa uu si ballaadha ugu mahad celiyey shirkadaha Dahabshiil groups oo sidii horeyba loo sheegay kaalinta ugu weyn ee dhaqaalaha shirkaasi bixisay “waxaan halkan uga mahad celinayaa shridkadaha Dahabshiil groups oo la’aan teed aynaa dhaqaale ahaan
wadn een shirkan” Sidookale waxa uu halkaa uga mahad celiyey dhamaan shirkadihii ka qay b qaatay shirkaasi sida Daallo Airline iyo qaarkale,dhanka kalana waxa uu carabka ku dhuf tay baahida loo qabo sidii caruuraha Somaliyeed looga baahi tiri lahaa caqabadaha ka hasy ta afkooda hooyo.waxa uu oo soo jeediyey inay Jaamacadaha Somalidu isku xidhnaadaan oo ay wada shaqayn lahaadaan “waxaan rabnaa inaan erayada Maxamed midba beel lagu tiiri n balse ay ahaadaan erayo xidhiidhsan” ayuu yidhi Mr Carte.


“nuxurku waxa uu yahay labada kalmadood ee meesha yaallaa waxay yihiin in afkii Somaliga la tayeeyo in iyo caruraha Somalidyeed la baro afkoodii hooyo haddii taa la doonayo mayo Dahabshiil ku wareejino” sidaa waxa yidhi sidaa waxaa yidhi Cabdiqisaaq Maxamed Xade oo ka mida wufuudda ka timid magaalada Muqdisho ee koonfurta Somaliya oo kahadlayey gab agabadii shirkaasi lagu daraasaynayey sidii caruraha Somaliyeed loogu beerilahaa aqoonta afkooda hooyo.


Mr Xade waxa uu sheegay inuu kamid yahay Macalimiinta waxka dhiga goobaha waxbarasha da ee dalka Somaliya balse uu jeclaan lahaa haddii aan Macalin ka ahaan lahaa School loogo magacdaray Dahabshiil” ayuu intaa ku daray Mr Xade.


Xubno matalayey magaca Puntland iyo Djabouti oo halkaa ka hadlay ayaa sheegay inay fiicn aan lahayd in la xoojiyo xidhiidhka jaamacadaha dalka Somaliya oo dhan ku yaalla “anigu wax aan ka imid Puntland balse sidii dadka qaarkii halkanka sheegeen oo kale ma jecli inaan idha ado waxaan ahayd Puntlader balse waxaan ahayn Somali buuxa.


Gabagabagdii shirweynahaasi lagu qaadaa dhigayey tayeynta afka Somaliga iyo sidii caruur aha Somaliyeed loogu barbarian lahaa afkooda hooyo waxaa ka hadashay Drs Khadar Bashiil Cali oo ah madaxa EDC ee Somaliland oo shirkaasi soo qaban qaabisay waxaanay mahad bal laadhan halkaa uga soo jeedisay Shirkadaha Dahabshiil groups iyo Dawladda Somaliald oo si wacan uga qaybqaadatay dorkii ay ku lahayd qabasoomidda shrikaasi.



Axmed Maxamed Shaqalle

Shaqalle02@gmail.com
Hargeysa Somaliland