Shirweynaha Laa'anta Sheffield

 



OGAYSIIS . Dhamaan Gudiga Xisbiga Waddani ee UK Iyo Yurub , Dhamaan laamaha xisbi ga Waddani ee Uk Iyo dhamaan taageerayaasha xisbiga Waddani ee ku nool magaalada Sheffield Iyo nawaaxigeeda Waxaa la ogaysiinayaa in la qaban doono shirweynihii laa nta Shefffield ee Xisbiga Waddani maalinta Sabtida ee ay bishu tahay 28/5/16 .

Hadaaba Waxaa laga codsanayaa in ay si mug Iyo maasmuus leh uga soo qayb galaan . Madasha shirweynuhu Waa sidan : Recreation Centre. Verdon Street ,Sheffield S3 9QS. Waqtiga. 3.00pm (galabnimo) . Faahfaahin dheerada la xidhiidh Gudoomiyaha laa'anta Sheffield Yusuf Cabdi shire Mob 07505 280234 ama Afhyeenka Mataan Mob 07955770571 .

 

Ka soo qayb gala wacan .Guul Waddani. Afhayeenka laa'anta Sheffield Mataan