Shir-lagu daraasaynayo istaastistikada [tirokoobka iyo maclu umaadka]
oo wasaaradda Wasaaradda Qorsheynta Qaranka ugu Furmey Magaalada
Hargeysa.
Hargeysa (TNN)-Shirlagu daraasayno STAATISTIKADA oo ah Labaad ee
laqabto ayaa kafurmey Hot el Maansoor Ee Magaalada
Hargeysa.shirkaasi oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Qorsheynta
iyo hormarinta caalamiga Somaliland Waxaa ka soo qaybgalay 50
xubnood oo ka kala yimid hay’adaha Xukuumadda iyo qaybaha kale ee
bulshada.
Agaasimaha guud ee Wasaaradda Qorshaynta oo furitaankii shirkaasi ka
hadlay waxa uu sheegay inay wasaaradaha dalka ka maqanyihiin dhamaan
wixii DATO ahaa ee ooga baahnaa in la helo si loo ogaado
macluumaadka dhabta ah qorashii dalka lagu hagi lahaa,agaasimuhu
isaga oo arrimahaa ka haadlayana waxa uu yidhi “maanta shirkeenann
waxaan ku qaadaa dhigidoonaan arrimaha Stastis ti ada oo ah wixii
ugu muhiimsanaa ee dalka looga baahnaa” ayuu yidhi Cabdirashiid
Axmed Guule ed agaasimaha guud ee wasaaradda qorsheynta iyo
hormarinta caalamiga ah.
Sida uu sheegay agaasimuhu barnaamijka Stastisticadu waxay ka
mitahay waxyaabaha ugu muda n in uu dalku leeyahay isla markaana
xogo dAgaasimaha guud ee Wasaaradda qorshaynta oo furi taankii
shirkaasi ka hadlay waxa uu sheegay inay wasaaradaha dalka ka
maqanyihiin dhamaan wix ii DATO ahaa ee ooga baahnaa in la helo si
loo ogaado macluumaadka dhabta ah qorashii dalka lagu hagi
lahaa,agaasimuhu isaga oo arrimahaa ka haadlayana waxa uu yidhi
“maanta shirkeenann waxaan ku qaadaa dhigidoonaan arrimaha
Stastisticada oo ah wixii ugu muhiimsanaa ee dalka loo ga baahnaa”
ayuu yidhi Cabdirashiid Axmed Guuleed agaasimaha guud ee wasaaradda
qorsheynta iyo hormarinta caalamiga ah.
Sida uu sheegay agaasimuhu barnaamijka Stastisticadu waxay ka
mitahay waxyaabaha ugu mud an in uu dalku leeyahay isla markaana
xogo dhab ah oo laga raad raaci karo qorshaha dalka iyo
istaraatijiyaddiisa sida kaliya ee lagu heli karaa ay tahay iyada oo
barnaamijkaasi Stasticadu yahay mid ay ku xidhan tahay tirada guud
ee dadweynaha reer Somailand iyo xattaa dada iyo sida gobalada loogu
kala badan yahay iyo wixii lamida.
Xasan Cabdillaahi Jaamac oo kamida saraakiisha wasaaradda Qorsheynta
gaar ahaan qaybta STAS TISTICADA oo shirkaasi ka hadlay waxa uu
halkaa ku soo bandhigay warbixin dheer oo ka warama ysay
macluumaadka [data] looga baahan yahay inay waarad kastaa yeelato si
loo ogaado macluumaadka dhabta ah ee dalka.
Saraakiiha hay’adaha UNDP IYO UNICEF qaybahooda sida gaarka ah ula
shaqeeya Wasaaradda Qor sheynta Axmed Maxamed Maxile UNDP iyo Marwo
Caasha Xuseen Aadan oo ka soctay Hay’adda UNICEF qaybteeda qorshynta
iyo Monitoring-ka ayaa kamid ahaa masuuliyiintii shirkaasi ka soo
qaybgalay “haddii aynaan xodhab ah ka hayn goballada dallka
Somaliland way adkaanaysaa sida aan ku helikaro waxa loo yaqaano
DATA COLLECTION” [uruurinta macluumaadka] sidaa waxaa yidhi Xasan
Cabdillaahi Jaamac oo sharaxaad ka bixinayey muhiimadda barnaamijka
shirkaasi iyo qodobada diiradda lagu saarayo.
Axmed Dhimbiil oo ka tirsan isla Wasaaradda ahna khubarada
arrimahaasi ku xeel dheer ayaa isag una waxa uu halkaa ku soo
bandhigay warbixin dheer oo la xidhiidha arrimaha shirkaasi diiradda
lagu saarayo oo ah sidii loo helilahaa macluumaad dhab ah oo laga
soo uruuriyey bulshada Somaliland.
Shirkan oo socon Doona Muddo 2 Cisho ayaa waxaa lasoo gaban
gabeyndoonaaMaanta.
AxmedMaxamed Shaqalle
Shaqalle02@gmail.com
Hargeysa Somaliland
|