Shirkada
Isgaadhsiinta Ee Somtel Oo Maanta Macaamiisheeda Ugu Soo Bandhigey
Carwadii 5aad Ee QanacsigaIyo Waxsoosaarka Somaliland Adeego Horleh
Oo Kalla Duwan............
Hargeysa (TNN)-Shirakada Isgaadhsiinta Ee Somtel Oo Kamid Ah
Shirkadaha Isgaadhsiinta Ee Ka hirgaley Somaliland Sannadihii Ugu
Dambeeyey Ayaa maanta KuSoo Bandhigtey Adeegyada Kalla Duwan Ee Ay
Siiso Dadweynaha Somaliland Carwadii 5aad Ee Qanacsiga Iyo
Waxsoosaarka Somaliland.
Shirkada Isgaadhsiinta Somtel Oo Sannadii Hore Ka Hirgashey Dhamaan
Gobolada Somaliland ,Ayaa Maanta Kusoo Bandhigtey Adeegyo Kalla
Duwan Oo Ay Bixiso.Adeegyada Kalla Duwan Ee Shirkada Somtel Bixiso
W axaa Kamid Ah Adeega Mobileka Oo Aad Casria Oo Qof Qiimo Jaban Uu
Kula kU isticmaali Karo.
,Sidoo Kalle Adeega Internetka Oo Casriya Oo Xawaarihiisuna Aad
Usareeyo ayay Shirkadu Soo Bandhigtey,
Somtel Oo A deegyada Kalla Duwan Ee AY Siiso Macaamisheeda Uu Kamid
Yahey Adeegan Internetka Oo Ukalla Baxa Dhawr Qaybood Sida Qaybta
Wirelaska Oo Aad Utayo Sareeyo oointabadan hadaba laga Isticmaalo
Somaliland.
Hadaba Carwadan Saaka Oo Aheyd Carwadii5aad Ee Qanacsiga Iyo
Waxsoosaarka Somaliland Ayey Shirka da Somtel Ku Soo
Bandhigtey madashii Carwada Oo Aheyd Guriga Shaqaalaha Ee Magaalada
Hargeysa Oo Uu Xadhiga Ka Jarey Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed
Siilaanyo ,
Adeegyo Kalla Duwan ,Somtel Oo Ah Shirkad Isgaadhsiineed Oo Caalmiya
Oo Mudda Yar Gudaheeda Kamid Notey Shirkada Ugu Waaweyn Somaliland
Ayaa Marka Laga Yimaado Adeegyada Kalla Duwan Ee Ay Soo Bandhigtey
Waxay Sidoo Kalle Noqotey Shirkadii Ugu Horeysey Ee Madashii Carwada
Saaka Ku Gudoonsiisey Hayadiyad Sharafadeed Kakooban Noocyo Kalla
Duwan Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxa med Maxamuud {Siilaanyo}.Iydoo
ay Sidoo Kalle Macaamisheeda Ugu Bishaareysey Iney Qiime Dhimis
u Sa meyn Doonaan Mudadaa 6 Cisho Ah Ee Ay Carawadu Ay Socoto.
Somtel Oo mudooyinkii ugu dambeeyey fulineysey Adeegyo aad U Tayo
sareeya,Waxaa U dheer adeegayd aa ay bixiso Iyadoo Sidoo Kalle
Qayb Muhiim Ah Kaga Jirta Horumarka Dalka,Waxaana Qaar Kamid ah Masu
uliyiinta Shirkada Somtel oo Saaka Aan Kula Kulmey Madashii Carwada
Waxay Sheegen In dhawan ka hirge llin doonaan Xarunta
Madaxtooyada Somaliland Adeeg Internet ah si Hawsha Qaranku U
fududaato,waxaa Muuqata In Dadaalka dhinac Walba leh Ee Shirkada
Isgaadhsiinta Ee Somtel uu Ku tusaayo sida wacan ee ay udaneynayaa
ka qayb qaadashada Horumarka Somaliland..
Axmed Maxamed Shaqalle
Shaqale_88@hotmail.com
Hargeysa Somaliland
|